Ingiriiska oo bilaabay daadgureynta dadka rayidka ee Afghanistan.
Duulimaadkii ugu dambeeyay ee daadgureynta UK oo kaliya loogu talagalay dadka rayidka ah ayaa ka tagay caasimadda Afghanistan ee Kabul, sida ay sheegtay Wasaaradda...
Dad Loo Xiray Fal Maanta Lagu Gubay Xaruntii Bisha Cas Ee Baardheere
Xarun hay’adda Bisha Cas ku laheyd Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa Maanta la gubay, waxaana gubay qaar kamid ah shaqaalihii...
Puntland iyo dowlad Deegaanka Soomaalida oo heshiis gaaray
Wafdi ka kala socday Maamulka Puntland iyo Dowladda deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa shir ku yeeshay degmada Galdogob ee gobolka Mudug.
Shirkan waxa ka qayb galay...
Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka Afrika iyo Vietnam.
Shirkan oo ujeedkiisu ahaa in dib-u -eegis lagu sameeyo iyo in kor loo qaado iskaashiga ka dhexeeya dalka Vietnam iyo wadamada Afrika ayaa waxaa...
Taliyaasha AMISOM oo shir ka yeeshay howlgalo ka dhan ah Al-shabaab
Taliyayaasha militariga ee Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa isku raacay in la dardargeliyo howlgallada wadajirka ah ee ay la wadaagaan Ciidanka Xoogga...
Somaliland oo sheegtay iney qaadanayso qayb kamid ah qoxootiga reer Afghanistan.
Xukuumadda Somaliland ayaa si ku meel gaaraa dib udajin usameyneesa tiro qoxooti reer Afghanistan ah, oo dowlada Maraykanku kasoo daad guraysay dalka Afghanistan kadib...
Hirshabeelle iyo AMISOM oo ka wada hadlay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab
Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Mudane Ali Gudlawe Hussein oo howlo Shaqo u jooga Magalada Muqdisho ayaa galabta kulan la qaatay Wakiilka Midowga Africa u fadhiya...
Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtay Kismaayo
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada Ku Meel Gaarka ah ee Jubbaland kadib safar...
Kenya oo sheegtay in la kordhinayo howlgallada Ciidamadooda ka wadaan Soomaliya
Taliyaha Ciidanka Difaaca Kenya Janeraal Walter Koipaton ayaa booqday ciidamada Difaaca Kenya ee ka tirsan AMISOM, kuwaas oo ku sugan meelo kamid ah Gobolka...
Wasiirka Waxbarashada Puntland oo si kulul uga jawaabay tallaabadii Hanti dhowraha
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Puntland, Cabdullaahi Maxamed Xasan ayaa si kulul uga jawaabay hannaanka uu Hanti-dhawrka Puntland u maray barista Agaasimayaasha waaxaha ee...
















