Rooble oo markale degniin culus kasoo saarey kiiska Ikraan tahliil.
Qoraal Kasoo baxey Xafiiska Ra’iisul Waasaraha Somaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Lagu sheegey in uu ka digayo isku day kasta oo lagu marin...
Cumar Filish oo kahadlay qaraxii kadhacey Wadajir.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday qaraxii caawa ka dhacay Maqaaxi...
Faah faahin : qarax kadhacey muqdisho.
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax qasaare xooggan geestay oo kadhacey degmada Wadajir ee Magaallada Muqdisho .
Sidoo kale wararka waxa ay sheegayaan...
Jabuuti oo ka hadashay Warar laga faafiyey xaaladda Caafimaad ee MW Geelle
Qoraal uu bartiisa twitter-ka ku baahiyay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Jabuuti Mahamoud Ali Youssouf, ayaa wuxuu ku beeniyay wararka sheegaya in xaaladda...
DEG DEG:-Muuse Suudi oo mar kale loo doortay Senator ka tirsan Aqalka Sare
Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa lagu soo gaba-gabeeyay wareega saddexaad ee kursigii ugu horreeyay ee doorashada ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka...
Mareykanka oo sheegay in halis argagixiso laga filan karo dalal ay ku jrto Soomaaliya
Shir amniga Maraykanka looga hadlayay oo ka dhacay magaalada Washington, ayaa xilli ay khudbad jeedinaysay Agaasimaha Sirdoonka Maraykanka Avril Haines waxa ay sheegtay in...
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyadeeyay geerida Suldaan Cumar Suldaan Maxamed.
adaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, bahda dhaqanka iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha...
Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Sweden
Madaxweyne Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada waxa uu kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka cusub ee Boqortooyada Sweden u soo magacawday Soomaaliya Mudane...
Ururada Bulshada Rayidka oo War cusub kasoo saaray Khilaafka Farmaajo iyo Rooble
Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ayaa War cusub kasoo saaray khilaafka xoogan ee u dhexeeya Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul...
Rooble Oo Musharixiinta La Kulmay
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay xubnaha Midawga Musharixiinta.
Kulanka Rooble iyo Musharixiinta ayaa waxaa goobjoog ahaa Madaxweynayaashii hore ee dalka iyo...

















