Murashax Madaxweyne Cabdikariin Guuleed oo soo dhaweeyey heshiiskii caawa
Murashax Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa soo dhaweeyey heshiiskii caawa laga gaaray arrimaha amniga Caasimadda, gaar ahaan xalinta rabshadihii ka dhacay Muqdisho.
Waxaan soo dhaweynayaa...
Uhuru Kenyatta Oo Dhambaal Ka Guddoomay Ergeygii Qatar Ee Ka Tegay Muqdisho
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta ayaa Maanta Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya kulan kula qaatay Ergeyga gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda...
Dowladda Soomaaliya oo dib u soo celisay xiriirkii diblumasi ee Kenya
Dowladaha Kenya iyo Soomaaliya ayaa ka heshiiyay khilaafkii diblomaasiyadeed ee labada dal udhexeeyay, Islam markaasna dib u soo ceshtay xiriirkoodii.
Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta JFS ayaa...
Maraykanka oo lagu wado in uu shaaciyo mas’uuliyiinta caqabadda ku ah qabsoomida doorshada
Safiirka Dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Danjire Donald Yamamoto, ayaa looga yeeray magaalada Washington ee caasimada dalka Maraykanka si wax looga waydiiyo xaaladda uu dalku ku...
RW Rooble oo la filayo in uu booqdo goobihii ku dagaalameen ciidamada dowladda
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in goordhow uu booqdo goobihii ciidamada dowladda ay ku dagaalameen ee katirsan qaar kamid...
Shiikh Shariif oo taageeray talaabada ciidankii diiday muddo kordhinta looga qaadayo Muqdisho
Madaxweynihii Hore ee Somalia Shariif Sh. Axmed “Waxaan soo dhaweynayaa heshiiska laga gaaray rabshadihii ka dhashay muddo kordhinta, anigoo codkayga ku biirinaya in ciidamada...
Dowladdaha ku bahoobay G7 oo walaac ka muujiyay jahwareer ka taagan siyaasada Soomaaliya
Wasiiradda Horumarinta iyo Arrimaha Dibadda ee dalalka G7 ayaa sheegay inay si aad ah ugu walaacsanyihiin jahaweeerka siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, isku dhacyadii...
Dagaal saakay markale ka qarxay Hiiraan
Warar ka imaanaya gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in saakay dagaal khasaare gaystay uu markale ka qarxay galbeedka magaalada Beledweyne.
Dagaalka...
Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay Mareykanka
Cabdullaahi Maxamed Cabdullaahi oo ahaa wiil tagsiile ah ayaa Arbacadii shalay aheyd lagu toogtay magaalada Moorhead ee gobolka Minnesota, sida ay xaqiijiyeen booliska magaaladaas.
Dilka...
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha Qeybta 11aad.
Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka oo aan ku eegi doono Barashada Habka Wanaagsan ee Wax beerashada Qodobada maanta aan ku eegi doona...