Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha Qeybta 11aad.

34

Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka oo aan ku eegi doono Barashada Habka Wanaagsan ee Wax beerashada Qodobada maanta aan ku eegi doona ayaa waxaa ka mid ah aasaaska isku dhafka Dalagyada iyo Maareynta Cayayaanka.

Barnaamijkan oo ay idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Deeq bixiyayaasha USAID,Midowga Yurub iyo Dowlado iyo hay,ado kale.

Waa Subaxnimo Isniin ah Taariikhdu na ay ku began tahay 03/05/2021, saacaduna waa 7,30 AM Barrnaamijkani ayaa ah kii 11aad ,Waxaana soo jeedinaya Abuubakar Maxamed.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.