RW Rooble oo u ambabaxay dalka Jabbuuti

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Jabuuti oo uu uga qayb galayo caleemo-saarka Madaxweynaha  Jabuuti Ismaaciil...

Xukumadda Soomaaliya oo ka jawaabtay eedeyn kaga timid maamulka Hirshabeelle

0
Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay eedeyn uga timid maamulka Hirshabeelle oo ay sheegeen in ay xayirtay lacago loogu tala galay in wax...

Galmudug Oo Guddi Baaris U Magacaabeysa Dil Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo

0
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka hadashay Dil kooxo hubeysan Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ugu geysteen Sheekh Cali Axmed Faarax (Cali Dheere), kadib...

Soomaaliya iyo wadamada caalamka oo maanta looga dabaal degayo ciidul fidriga

0
Maanta oo khamiis ah waxay ku beegan tahay maalinta Koowaad ee ciidul fidriga iyadoo guud ahaan caalamka looga dabaaldegayo maalintaan. Muslimiinta ayaa soomanaa muddo 30...

R/Wasaare Rooble oo shacabka ugu baaqay in la is caawiyo inta lagu jiro ciidul...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa boqollaal shacab iyo mas’uuliyiin ah kula tukaday masjidka Shuhadaa ee madaxtooyada dalka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa...

Muxuu yahay sharciga ka dhanka ah Islaamka ee ka carreysiiyey Erdogan?

0
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Arbacadii sharci cusub oo Faransiiska qorsheeyey in looga hortago wax loogu yeeray “gooni u goosashada Islaamiga ah”, kaasi...

MW Farmaajo oo Muqdisho dib ugu soo laabtay, kadib safarkii Kampala

0
Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, ka dib safar ay ku tageen...

Midowga Afrika oo si adag uga hadlay duqeymaha Isra’il ee Qasa

0
Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika ayaa cambaareeyay duqeymaha ay Israa’iil ka fulisay marinka Qaza iyo ‘weerarka ay Israa’iil ku qaaday’ dad ku cibaadeysanayay masaajidka Al...

Erdogan Iyo Valadamir Putin Oo Ka Wada Hadlay Colaadda Falastiin Iyo Israa’iil

0
Mdaxtooyada Turkiga ayaa waxaa ay goor sheegtay inuu Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan uu Khadka Telefoonka kula xiriiray dhigiisa dalka Raashiya, Valadamir Putin. Labada Madaxweyne ayaa...

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada X.F.S oo fasaxday Shaqaalaha

0
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha u shaqeeya hay’adaha Dowladda Federaalka...

XULASHADA