Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddi

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Guddi u magacaabay dardar gelinta iyo kasoo talabixinta Amniga Magaalooyinka Puntland gaar ahaan kan Caasimadda...

Muxuu kala hadlay RW Rooble Guddiga Amniga Doorashooyinka dalka?

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Guddiga amniga doorashooyinka oo is kugu jira Taliyeyaasha Booliiska heer Fedaraal...

Saciid Deni oo Guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Nugaal.

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntaland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Xeer Madaxweynaha kuna saabsanaa Magacabaaid Guddoomiyaha Gobolka Nugaal. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland markuu arkay Dastuurka ...

Beesha Caalamka oo ka hadashay Khilaafka MW Farmaajo iyo RW Rooble.

0
War qoraal ah oo wada jiraa oo kasoo baxay Saaxiibada Beesha Caalamka ayaa Madaxwenaha muddo Xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Wasiir Beyle oo sheegay in Wasaaraddu ay diyaarisay bixinta mushaaraadka ilaa bartamaha sanadka...

0
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, oo xafiiska ku qabtay Shirka jaraa’id ee la kulan wasiirkaaga ayaa ka hadlay horumarka dhaqaalaha...

Sheekh Shaakir oo sheegay in hanaankii Shaqo ee Galmudug uu noqday NGO.

0
Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ka mid ah hoggaanka Ahlu sunna waljamaaca ayaa si kulul ugu hadlay xiisada dagaal ee kala dhaxeeya Madaxda...

Ururka Ahlusunna oo la wareegay deegaanka Ceeldheere.

0
-Ciidamo ka tirsan kuwa Ahlusunna ayaa si rasmi ah ula wareegay deegaanka Ceeldheere oo ka tirsaan Gobolka Galgaduud, iyadoo Ciidamadii Booliska ee Galmudug hoostagay...

Laascaanood: Ciidamada Somaliland Oo Xiray Ganacsato La Sheegay In Ay Ka Soo Jeedaan Koonfurta...

0
Wararka naga soo gaarayo magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa sheegaya in ciidamada Booliiska magaalada ay xir xireen qaar ka mid ah dadka...

DEG DEG: Ciidamada Ahlu Sunna oo qabsaday magaalo kale oo muhiim ah

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in kooxda Ahlu Sunna ay qabsatay deegaano dhowr ah, iyada oo dooneyso inay isku ballaariso deegaano...

sheekh shariif oo ku baaqay in la joojiyo xiisada ka taagan Galmudug.

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka taagan deegaanada Galmudug, kaasi oo u dhexeeya ciidamada...

XULASHADA