Xafiiska Rooble oo war ka soo saaray ka qeyb galka caleemo-saarka Madaxweyne Geelle

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo dib loogu...

Yaa maanta ka qeyb gelaya caleema-saarka Madaxweyne Geelle?

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta markii shanaad loo caleemo-saarayaa xilka madaxweynaha, kadib markii uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimada ee bishii hore...

R/Wasaare Rooble oo war ka soo saaray maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed

0
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa u diray dhalinyarada Soomaaliyeed hambalyo ku aadan sanad guuradii 78-aad ee ka soo wareegtay markii la...

Qoor Qoor oo Gaalkacyo ka wada dadaalo lagu xalinayo xiisad ka dhalatay dil loo...

0
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa bilaabay wada-hadallo lagu xalinayo shaqaaqo ka dhalatay dil...

Ergay ka socda Mareykanka oo gaaray Israa’iil

0
Ergey gaar ah oo ka socday Mareykanka ayaa gaaray magaalada Talabiib si uu halkaa ugu bilaabo wadahadallo ku aadan joojinta dagaalka sii socda ee...

Ismaaciil Cumar Geelle oo markii shanaad loo dhaariyey Madaxweynaha Jabuuti

0
Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta markii shanaad loo dhaariyey sidoo kalena loo caleemo saaray xilka madaxtinimada dalka Jabuuti. Madaxweyne ayaa ku guuleystay doorashadii dalkaas ka...

Muuse Biixi oo ka qeyb galaya caleema saarka madaxweynaha Jabuuti

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa u safray Jabuuti, si uu uga qayb gelayo caleemo-saarka Ismaaciil Cumar Geelle oo maalinta berri ah loo dhaarin...

Maxay ka wadahadleen Madaxwayne Farmaajo iyo Amiirka Qatar?

0
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Amiirka Dowladda Qatar Mudane Tamim Bin Hamad ayaa khadka telefoonka isku dhaafsaday Hambalyada Munaasabadda Ciidda. Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed...

Ciidamo Farabadan Oo Tababar Soo Qaatay Oo Maanta Dib Ugu Soo Laabtay Muqdisho

0
Ciidamo farabadan oo ka tirsan Booliska dowladda Federaalka Soomaaliyeed oo muddooyinkii ugu dambeeyay tababar ku soo qaadanayay dalka Jabuuti ayaa maanta dalka  dib loogu...

Madaxweynaha Galmudug Oo Gaaray Magaalada Cadaado

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa Maanta safar dhulka ah ku tagay Magaalada Cadaado ee Gobolka Gaalgaduud. Madaxweyne...

XULASHADA