Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay guddiga doorashooyinka.

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Guddiyada Doorashooyinka ee Heer Federaal, Heer Dowlad-goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka ayaa sharraxaad ka siiyay geeddi...

Madaxweynaha Hirshabelle oo la filayo inuu soo saaro liiska xubnaha aqalka sare.

0
Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa la filayaa in saacadaha soo socda uu soo saaro liiska u tartamaya xubnaha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Arrintan...

Kulan looga hadlayay amniga oo lagu qabtay Dhuusamareeb.

0
Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa maanta shir guddoomiyey shirka Golaha Amniga maamulkaas. Shirkan ayaa looga hadlay dar-dargelinta sugida nabad-gelyada iyo sidii Al-Shabaab looga...

Madaxweyne Farmaajo oo waraaqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirada Tansaaniya iyo Angola.

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga danjirenimo safiirrada dalalka, Tansaaniya Dr. John S....

Ciidamada Badda Puntland Oo Howgallo Ka Sameeyay Gobollada Bari Iyo Sanaag

0
Ciidamada badda Maamul Goboleedka Puntland ayaa howgallo qorsheysan ka fuliyay degaanno ka tirsan Gobolka Sanaag, waxaana si gaar ah ay Howgalka kaga sameeyeen buuraleyda...

Ra’iisal Wasaarihii Hore Ee Afghanistan Oo Sheegay In Aanu Daaliban Aqoonsan Iskuna Dhiibayn

0
Ra’isal wasaarihii hore ee Afghanistan, Amrullah Saleh, oo maqaal ku qoray wareyskaJarmalka ka soo baxa ee Der Spiegel ayaa sheegay in aanu aqoonsanayn xukunka...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Oo Hakiyey Kireyntii Tiyaatarka Qaranka

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe, ayaa hakiyey ijaarka iyo dib u hawlgelinta maqaaxida Tiyaatarka Qaranka. Isago oo...

Kulan Looga Hadlayay Xoojinta Amniga Oo Lagu Qabtay Magaalada Gaalkacyo

0
Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Shiikh Xasan ayaa ka qeyb galay Kulan looga hadlayay Xoojinta Amniga Magaalada Gaalkacyo kaasi oo ay goobjoog ahaayeen Saraakiisha ugu...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo La Kulmay Golaha Midowga Musharixiinta

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Golaha Midowga Musharixinta Madaxweynaha, waxaana kulanka uu ahaa mid diiradda...

Kooxda hobollada Waaberi oo eedeyn kulul u jeediyay dowladda Soomaaliya.

0
Magaalada Muqdisho waxaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Kooxda Hobolada Qaranka ee Waaberi, iyagoo si kulul ugu hadlay warqad shalay kasoo baxday hafiiska Wasiirka...

XULASHADA