Ingiriiska Oo Taageeray Dowladda Somalia, Kana Horyimid Qorshaha Midowga Afrika

0
Iyada oo uu socdo qorshe la doonayo in howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM looga dhigo mid ay wadajir u maamulaan Qaramada Midoobay iyo Midowga...

Madaxweyne Deni Oo Isbedel Ku Sameeyay Dhammaan Hoggaamada Booliska Puntland

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Isbedel ku sameeyay dhammaan hoggaamada kala duwan ee Ciidanka Booliska Maamulka Puntland, kadib wareegto kasoo baxday...

Golaha Ammaanka oo Muqdisho u soo diraya Guddi qiimeeya in Somalia laga qaado cunaqabataynta...

0
Xubnaha  Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Magacaabay Guddi loogu talo galay inay qiimeeyaan sida dowladda Soomaliya u daba gashay iyo waxa ay ka...

Wasiirka Amniga oo ka hadlay Amniga Muqdisho

0
Wasiirka Amniga Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin dadka magaalada ku dhex wata hubka aan sharciyeysneyn, isla markaasna lala...

RW Rooble & Madaxweynayaasha Jubbaland & Puntland oo kulan gaar ah yeelanaya

0
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa la filayaa inay kulan gaar ah ku yeeshaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble...

Jubbaland Oo Faah Faahin Ka Bixisay Dab Ay Ku Dhinteen Hooyo Iyo Carruurteeda

0
Taliska Booliska Maamulka Jubbaland ayaa faah faahin ka bixiyay Dab geystay khasaaro nafeed iyo mid hantiyadeed oo saaka ka kacay Guri ku yaalla deegaanka...

Rooble iyo Qoorqoor oo shir gudoomiyay Shirka golaha wasiirada

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada Galmudug iyo Wasiirrada...

Midowga Musharaxiinta oo sheegay in aysan aqbali doonin in la boobo doorashada golaha Shacabka

0
Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa walaac xoog leh ka muujiyay dib u dhaca isdaba-joogga ah, daahfurnaan la’aanta iyo daaha ula kaca ah ee doorashooyinka. Golohu wuxuu...

Senator Yuusuf Geelle Ugaas oo is-casilay

0
Senator Yuusuf Geelle Ugaas (Dhageey) ayaa iska casilay kursigii Aqalka Sare ee dhowaan dib loogu doortay isagoo doortay in uu u tartamo golaha shacabka. Warqad...

Dowladda Jabuuti oo walaac ka muujisay Colaada Itoobiya

0
Dagaalka Itoobiya waxa uu halis ugu jiraa in uu meesha ka baxo horumarka dhaqaale ee 20 sano ee la soo dhaafay ka socday dalka...

XULASHADA