RW Rooble oo guul ku tilmaamay Doorashadii labada kursi ee ka dhacday Dhuusamareeb.
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya war qoraal ah oo kasoo baxay ayaa looga hadlay Doorashadii labada kursi ahayd ee aqalka sare oo maanta lagu...
DFS Oo Ka Hadashay Xukuno Lagu Riday Askar Ka Tirsan AMISOM Oo Laayay Dad...
Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahisay xukun maalintii shalay aheyd lagu riday Askar ka tirsanaa ciidanka AMISOM oo lagu helay in ay dad shacab ah ku...
Turkiga oo Muwaadiniinta Yemen, Ciraaq iyo Suuriya u diiday in Belarus u dhoofaan
Turkiga ayaa maanta billaabay dhaqangelinta go’aan muwaadiniinta u dhashay dalalka Suuriya, Ciraaq iyo Yemen u diidaya inay u dhoofaan waddanka Belarus iyaga oo ka...
Mareykanka oo cunaqabateyn ku soo rogay militariga Eritrea
Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogay militariga Eritrea iyo xisbiga talada haya Jimcihii, isagoo ku eedeeyay inay gacan ka geysteen dagaalka ka socda gobolka...
Somali ku jirtay xabsi ku yaala Libiya oo la sii daayay
Saraakiisha ammaanka Dalka Libiya ee xarun lagu haayay dad Muhaajiriin Soomaali ah ay ku jirto ayaa sheegay in xaruntaasi laga sii dayay 57 qof...
RW Rooble iyo Shiikh Shariif oo ka wada hadlay Doorashada Golaha Shacabka
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoygiisa ku hooqday madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheikh Axmed oo ay ka wada hadleen dardargelinta howlaha...
Ciidamada Gobolka Hiiraan Oo Howlgallo Ka Fuliyay Deegaanno Ka Tirsan Gobolkaasi
Howlgalka oo ay iska kaashadeen maamulka Gobolka Hiiraan,kan degmada Baladweyn iyo ciidamo wadajir ah oo ka howlgla galbedka iyo koofurta , waxaa intii uu...
Ciidamada Puntland iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay gobolka Bari.
Wararka ka imaanaya Gobolka Bari ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeyay ciidamada Puntland iyo Al-shabaab uu ka dhacay buuraha dhanka waqooyi kaga beegan tuulada...
Maamulka Koonfur Galbeed oo ka qeylo dhaamiyay Abaarta
Wasiir ku xigeenka Wasaarada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Koonfur Galbeed Barre Aadan Cabd ayaa ka hadlay xaaladda abaareed ee xilligaan kajira degaano ka tirsan...
Itoobiya oo sharuudo adag dul dhigtay kooxda TPLF si dagaal looga baaqsado
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya Diina Muftii ayaa sheegay haddii la doonayo dagaalka waqooyiga Itoobiya muddo sanad ah ka socda nabad lagu soo afjaro...
















