MW Farmaajo iyo RW Rooble oo shir ugu Furmay Madaxtooyada.

0
Warar soo baxaya ay heshay KNN ayaa sheegaya iney Madaxtooyada Somaaliya ka socdaan kulamo lagu doonayo in lagu dhex dhexaadiyo Madaxweyne Farmaajo iyo Raysal...

Prof Cabdiwahaab Sheekh Oo Laga Qafaashay Bartamaha Nairobi

0
Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamed oo ah Aqoonyahanka ayaa la la’ yahay muddo labo maalmood ah waxana ay sheegeen qoyskiisa inay raadinayaan halka uu ku sugan...

Kadib dagaal looga saaray dhuusamareeb sheekh Shaakir oo dib ugu soo laabtay.

0
Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud waxaa maanta gaaray Madaxii Xukuumadii hore ee Dowlad Goboleedka Galmudug islamrkaana qeyb ka ahaa hoggaamiyaashii Ahlusunna Sheekh Maxamed Shaakir...

Galgaduud:-Dad ku dhintay Ceel biyood ku dumay

0
Wararka aan ka helayno degaanka Goola Goole oo dhanka Waqooyi kaxiga 75km Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in seddex qof oo...

Midowga Musharaxiinta oo taageera buuxda u muujiyay Ra’iisulwasaare Rooble

0
Midowga musharixiinta ayaa  digniin adag udiray Gudoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal , Waxayna sheegeen in ay garab taaganyihiin Raisul Wasaare rooble . Warsaxaafadeed kasoo baxay...

Soomaali lagu dilay dalka Koonfur Afrika

0
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa gudaha dallaas waxaa ay ku dileen muwaadin Soomaali ah, kaas oo kamid ahaa Soomaalida Ganacsi ahaan  u tegay...

Jubbaland oo abaabul dagaal ka billowday Gobolka Jubbada Hoose

0
Madaxweyne kuxigeenka labaad  ee dowlad Goboleedka Jubbaland ahna kusimaha madaxweynaha Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud (lugadheere) ayaa maanta oo Jimce ah kormeer ku tegay Talisyada ciidamada...

UK oo hanjabaad u dirtay Faransiiska

0
Britain ayaa oggolaatay qorshayaal dib loogu celinayo doomaha sida muhaajiriinta ee sida sharci-darrada ah ku  gala xeebaheeda, taas oo sii xoojinaysa khilaafka kala dhexeeya...

Deni oo ciidamada ugu digay in ay ku milmaan siyaasada.

0
Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu ciidamada ugu digay in ay ku milmaan siyaasada, si uusan ugu...

Ciidamada xoogga oo kala dhex galay maleeshiyaad ku dagaalamay Hiiraan.

0
Ciidamo ka tirsan Kuwa Militariga Soomaaliya ayaa kala dhexgalay beelo maalmihii la soo dhaafay ku dagaalamayay deegaanka Kabxaleey oo  ka tirsan Gobolka Hiiraan,  waxaana...

XULASHADA