Mareykanka iyo Midowga Afrika oo ku baaqay in la joojiyo Colaada Itoobiya
Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka ayaa la kulmay Ra’isul Wasaare ku Xigeenka dalka Itoobiya , si ay u soo nooleeyaan wadahadalladii xabbad-joojinta ahaa, iyada...
Nabaddoon lagu dilay Magaalada Muqdisho
Kooxo ku hubeysnaa Bustoolado ayaa Maanta waxaa ay Xaafadda Gubta oo ka tirsan degmada Deeyniile ee Gobolkaan Banaadir ku dileen mid kamid ah Nabaddoonada...
Qarax ka dhacay Bardaale iyo khasaare ka dhasay
Ugu yaraan toddoba ruux ayaa ku geeriyootay, halka intaasi ka badan dhaawacmeen, ka dib markii Qarax Miino uu ka dhacay degmada Bardaale ee Gobolka...
Ingiriiska Oo Taageeray Dowladda Somalia, Kana Horyimid Qorshaha Midowga Afrika
Iyada oo uu socdo qorshe la doonayo in howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM looga dhigo mid ay wadajir u maamulaan Qaramada Midoobay iyo Midowga...
Madaxweyne Deni Oo Isbedel Ku Sameeyay Dhammaan Hoggaamada Booliska Puntland
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Isbedel ku sameeyay dhammaan hoggaamada kala duwan ee Ciidanka Booliska Maamulka Puntland, kadib wareegto kasoo baxday...
Golaha Ammaanka oo Muqdisho u soo diraya Guddi qiimeeya in Somalia laga qaado cunaqabataynta...
Xubnaha Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Magacaabay Guddi loogu talo galay inay qiimeeyaan sida dowladda Soomaliya u daba gashay iyo waxa ay ka...
Wasiirka Amniga oo ka hadlay Amniga Muqdisho
Wasiirka Amniga Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin dadka magaalada ku dhex wata hubka aan sharciyeysneyn, isla markaasna lala...
RW Rooble & Madaxweynayaasha Jubbaland & Puntland oo kulan gaar ah yeelanaya
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa la filayaa inay kulan gaar ah ku yeeshaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble...
Jubbaland Oo Faah Faahin Ka Bixisay Dab Ay Ku Dhinteen Hooyo Iyo Carruurteeda
Taliska Booliska Maamulka Jubbaland ayaa faah faahin ka bixiyay Dab geystay khasaaro nafeed iyo mid hantiyadeed oo saaka ka kacay Guri ku yaalla deegaanka...
Rooble iyo Qoorqoor oo shir gudoomiyay Shirka golaha wasiirada
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada Galmudug iyo Wasiirrada...


















