Kenya oo xaraasheysa diyaarado ay laheyd Soomaaliya
Waaxda Garoomada Kenya ayaa ku dhawaaqday inay xaraashi doonto 73 diyaaradood oo duug ah oo in muddo ah meel iska yaallay, kuwaas oo ay...
Dowladda Soomaaliya oo dalka ka cayrisay Ku xigeenka Midowga Afrika ee Soomaaliya
Dowladda Soomaaliya ayaa ku amartay Ku igeenka Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Mulongo inuu dalka uga baxo muddo todobo cisho ah, kaddib markii lagu...
Golaha Wasiirada Oo La Horgeynayo Xeerka Maamulka Ganacsiga Batroolka Dalka
Wasaaradda Batroolka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta ayaa dhawaan qorsheyneysa in Golaha Wasiirada Xukuumadda horgeyso xeerka maamulka Ganacsiga Batroolka dalka, sida uu shaaciyay Agaasimaha...
Guddiga doorashooyinka oo sheegay in doorashada Golaha Shacabka ka bilaaban doonto maamulada
Guddiga doorashooyinka heer Federaal ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay bilaabeen qorshihii lagu dardargalin lahaa hanaanka doorashooyinka dalka.
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed...
Golaha Wasiirada Maamulka Jubbaland Oo Ansixiyay Mas’uul La Magacaabay
Madaxweyne kuxigeenka koobaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland ahna kusimaha Madaxweynaha Maxamuud Sayid Aadan oo shir gudoomiyey kulanka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Jubaland oo...
Dhinacyadii ku dagaalamay degmada Baraawe oo la kala qaaday
Waxaa Maanta la kala qaaday dhinacyadii ku dagaalamay degmada Baraawe ee kala ahaa Ciidamada Ammaanka degmadaasi ee Gobolka Shabeellaha Hoose iyo maleeshiyaadka hubeysan ee...
Jubbaland Oo DFS Ka Dalbatay Inay Dib Ugu Soo Celiso Maamulka Garoomo Diyaaradeed
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa war qoraal ah kasoo saartay diyaaraddii xamuulka aheyd ee shalay ku burburtay Garoonka Degmada...
Gabdho Ka Tirsan Booliska Haramcad Oo Tababar Loogu Soo Xiray Magaalada Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad tababar loogu soo xirayay gabdho ka tirsan ciidanka Haramcad...
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni Oo Xarigga Ka Jaray Xarunta La Dagaalanka Ayaxa
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku tagay Qardho ayaa xarigga kajaray xarunta la socodka iyo la dagaalanka Ayaxa ee...
QM Oo Sheegtay In Ethopia Ay Ka Dhaceen Xad-Gudubyada Ka Dhan Ah Xuquuqda Aadanaha
Baaritaan ay Qaramada Midoobay ku sameysay xad-gudubyada ka dhanka ah Xuquuqda Aadanaha ee ka dhacey gobolka Tigreega ee dalka Itoobiya, ayaa lagu ogaadey in...


















