Isfaham waa weli ka taagan in xal laga gaaro xiisada ka taagan Boosaaso
Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in weli aan xal laga gaarin xiisada ka taagan magaaladaasi ee u dhexeysa Agaasimihii hore ee Taliska...
Maamulka Galmudug oo soo saaray amar lagu mamnuucayo ka ganacsiga Dhuxusha
Maamulka Gobolka Mudug ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa bilaabay tallaabooyin looga hortagayo dadka jaraya dhirta ee ka sameeynaya Dhuxusha, kuwaas oo degaannada Galmudug si...
Shir lagu qorsheynayay sidii DFS kula wareegi laheyd Amniga dalka oo la soo geba-gabeeyay
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qayb galay xiritaanka Shirkii lagu hawl-gelinayey Guddiga Hoggaaminaya...
Maxmada Ciidamada Xoogga oo xukun dil ah ku riday Askari ka tirsanaa NISA.
Maxamed Cali Xuseen oo ah Askari ka tirsan Ciidanka NISA horaantii Bishii November ee sanadkaan ayuu degmada Beled-Xaawo ku dilay Axmed Sharmaake Cabdullaahi &...
Shirka todobaadlaha G/Wasiirada Jubbaland oo looga hadlay Xaalada Abaaraha iyo Amniga.
-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, oo maanta shir guddoomiyay kulanka golaha wasiirrada ayaa looga hadlay qodobo kala duwan, iyadoo warbixino laga dhagaystay...
Wasaaradda Gargaarka Xilgaarsiinta Oo Ka Jawaabtay Eed Loo Jeediyay Khadiijo Diiriye
Wasaaradda Gargaarka iyo maareeynta Musiibooyinka Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa sharci darro ku tilmaamtay Warqad lagu baahiyey baraha Bulshada oo xubno ka tirsan shaqaalaha Wasaaraddaas ay...
Xaalada Boosaaso oo saakay degan.
Waxaa saakay degan xaalada Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, kadib markii xalay dhaq dhaqaaqyo ciidan iyo xiisad dagaal laga dareemayay magaaladaasi.
Wararka ayaa sheegaya in...
Khasaaro Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Magaalada Marka
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax goordhawyed si weyn jugtiisa looga maqlay Xaafadaha ay ka kooban tahay Magaalada marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha...
Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland Oo Fasax Galay
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Cabdirashid Yusuf Jibril oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka 1-aad Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Ismaaciil...
Dowladdaha Soomaaliya Iyo Ingiriiska Oo Ka Wada Hadlay Arrimo La Xariira Dhaqaalaha
Wasiirka Wasaaradda maaliyadda XFS Dr; Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Kiin Foster, iyaga oo...


















