Khilaafkii ka dhex taagnaa Madaxda Somaliland ee Muqdisho oo la xaliyay

0
Mad-madowhii maalmihii la soo dhaafay soo kala dhex galay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ee ku saabsanaa Arrinta doorashada Xildhibaannada...

Dowladda Somalia oo shaacisay kiisas cusub oo COVID-19 ah

0
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in asbuucii u dambeeyay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 4,792,  balse la diiwaan geliyay...

Bankiga Adduunka oo Soomaaliya ka taageerayo Korontada

0
Bankiga Adduunka ayaa ku dhowaaqay mashruuc ku kacaya 150 milyan oo dollar oo dib loogu soo noolaynayo adeegga korontada Soomaaliya. Bankiga Adduunka ayaa ku dhowaaqay...

Soomaaliya oo Maanta la soo gaarsiiyay Deeq Daawo ah

0
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa maanta Deeq isugu jirta Qalab iyo Daawo ka guddoontay Hay’adda Samafalka ee Cuman (Oman Charitible Organization). Deeqdan ayaa si...

Abiy Axmed & Ra’iisul Wasaaraha Canada oo ka wada hadlay dagaalka Itoobiya

0
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa waxaa ay yeesheen wada-hadallo Khadka taleefoonka ah, iyad aoo ka...

Xiisad dagaal oo u dhexeysa labo maleeshiyo beeleed oo ka taagan Galgaduud.

0
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo u dhexeeyay labo maleeshiyo beeleed, kaasi oo ka dhacay degaanka Turbi ee hoostaga Dagamada...

Somaliland oo ku hanjabtay inay xiri doonto Xarunta Universal TV Hargeysa

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Saleemaan Yuusuf Cali Koore ayaa ugu hanjabay Maamulka TV-ga Universal Xaruntooda Magaalada Hargeysa kadib dood ka baxday tv-ga. “Waxaan habeen hore...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka digay in si khaldan loo isticmaalo diyaaradaha ay Turkiga keentay...

0
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ka tirsan Xubanaha Mucaaradka ayaa sheegay in dowladda Turkiga ay soomaaliya keentay Diyaarado Drones ah, xili uu dalka...

Ciidamo ka wada tirsan Dowladda oo ku dagaalamay degmada Hiliwaa

0
Dagaal culus oo  u dhaxeeya ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliyo iyo Miltariga Soomaaliya  ayaa maanta ka dhacay agagaarka  xaafada Waxar Cadde degmada Hiliwaa ee...

Askari dilay Hooyo korineysay sagaal carruur oo agoon ah

0
Askari ka tirsan ciidanka dowladda ayaa Haweeney la sheegay in ay korineysay 9 carruur ah ku dilay degmada Dharkinlay ee gobalka Banaadir. Hooyadan oo lagu...

XULASHADA