Gen Odawaa oo maanta gaaray Beledweyne

35

Taliyaha Ciidamada Xooga Soomaaliya Generaal Odowaa Yuusuf Raage ayaa goordhow gaaray Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Wafdiga taliyaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, Saraakiisha Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.

Taliyaha ayaa la filayaa inuu kulamo la qaato saraakiisha ciidamada xoogga iyo kuwa AMISOM ee ku sugan magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Sidoo kale Gen Odawaa ayaa lagu wadaa inuu booqdo saldhigyada ciidamada xoogga ay ku leeyihiin magaalada Beledweyne.