Somali ku jirtay xabsi ku yaala Libiya oo la sii daayay

0
Saraakiisha ammaanka Dalka Libiya ee xarun lagu haayay dad Muhaajiriin Soomaali ah ay ku jirto ayaa sheegay in xaruntaasi laga sii dayay 57 qof...

RW Rooble iyo Shiikh Shariif oo ka wada hadlay Doorashada Golaha Shacabka

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoygiisa ku hooqday madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheikh Axmed oo ay ka wada hadleen dardargelinta howlaha...

Ciidamada Gobolka Hiiraan Oo Howlgallo Ka Fuliyay Deegaanno Ka Tirsan Gobolkaasi

0
Howlgalka oo ay iska kaashadeen maamulka Gobolka Hiiraan,kan degmada Baladweyn iyo ciidamo wadajir ah oo ka  howlgla galbedka iyo koofurta , waxaa  intii uu...

Ciidamada Puntland iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay gobolka Bari.

0
Wararka ka imaanaya Gobolka Bari ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeyay ciidamada Puntland iyo Al-shabaab uu ka dhacay buuraha dhanka waqooyi kaga beegan tuulada...

Maamulka Koonfur Galbeed oo ka qeylo dhaamiyay Abaarta

0
Wasiir ku xigeenka Wasaarada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Koonfur Galbeed Barre Aadan Cabd ayaa ka hadlay xaaladda abaareed ee xilligaan kajira degaano ka tirsan...

Itoobiya oo sharuudo adag dul dhigtay kooxda TPLF si dagaal looga baaqsado

0
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya Diina Muftii ayaa sheegay haddii la doonayo dagaalka waqooyiga Itoobiya muddo sanad ah ka socda nabad lagu soo afjaro...

Galmudug oo DFS iyo Beesha Caalamka ugu baaqday in loo gurmado shacabka ku nool...

0
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada DGM ooku qabsoomay aqalka Madaxtooyada Galmudug. Shirka Golaha Wasiirada ayaa looga hadlay...

Golaha Wadatashiga Qaranka Oo Yeeshay Kulan Ku Aaddan Dardargalinta Doorashada

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay shir guddoomiyay shir ay aaladda fogaan aragga ku yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka. Kulanka oo diiradda...

Askar ka tirsan AMISOM oo xukun dil ah lagu riday

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Uganda ayaa maanta dhageysatay dacwadda loo heysto askarta iyo saraakiishii ku lugta la heyd dadkii shacabka ahaa lagu laayay...

Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Galgaduud

0
Dagaalka ayaa waxaa uu u dhaxeeyay laba maleeshiyo Beeleed, kuwaas oo dagaalkooda uu salka ku haayo dhul kuyaal degaankaas. Inta la xaqiijiyay waxaa dagaalka ku...

XULASHADA