Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Dalka

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib safar uu maalmihii la soo dhaafay uu ku...

Taliyaha Ciidanka Uganda oo ku dhawaaqay go,aamo aan laga fileyn

0
Taliyaha ciidamda xoogga dalka Uganda , Sarreeye Gaas Muhoozi Kainerugaba ayaa ku dhawaaqay in uu hawlgab ka noqonayo shaqada ciidmada muddo 28 sano ah...

Xaalada Nololxumo iyo Cuduro Sababay dhimasho oo ka taagan Xerada Barakaca Iftiin ee...

0
Waxaa laga deyrinayaa xaalada nololeed ee iminka ay ku sugan yahiin kumanaan Qoys oo deegaanadooda ugu soo barakacay Abaarta ee degan Xerada Iftiin ee...

Waa Imisa Tiradda Rasmiga Ah Ee Ilaa Hadda Ku Dhimatay Duulaanka Ruushka Ee Ukraine?

0
Sida laga soo xigtay tirooyinka ugu dambeeyay ee Qaramada Midoobay, ilaa 1,207 oo rayid ah ayay dibaatooyin ka soo gaareen soo gaareen tan iyo...

Xuska 8 Maarso oo maanta lagu qabtay Muqdisho +Sawirro

0
Munaasabad balaaran oo lagu xusay maalin caalamiga ah ee 8 Maarso oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya ayaa...

Xukuumadda Soomaaliya oo ka qeyb galeysa shir ka furmayo Qaahira

0
Magaalada Qaahira ee dalka Masar waxaa gaaray Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibedda Xukuumadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali. Ujeedka Safarka ee Wafdiga Wasiirka ayaa ah...

QM Oo Mar Kale Ku Baaqday In La Ilaaliyo Qoondada Haweenka Doorashada Soomaaliya

0
Qaramada Midoobay ayaa Haweenka Soomaaliyeed waxay ugu hambalyaysay Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka, waxaana Qaramada midoobay ay xustay dadaalkooda hagar la’aanta ah iyo...

Deni oo maanta kulan la qaatay odayaasha dhaqanka ee Gobolka Bari

0
Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta waxaa uu kulan la qaatay odayaasha dhaqanka ee gacanta ku hayey dhibaatadii ka dhacdey magaalada Boosaaso...

Maamulka Koonfur Galbeed oo diiwaangeliyay Musharrixiinta kuraas kamid ah Golaha Shacabka

0
Guddiga hirgelinta heer dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta diiwaangeliyay musharrixiinta lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka, kuwaas oo doorashadooda Maalinta beito...

Hay’adda Socdaalka oo lagu wareejiyay dhul loogu talo galay dhismaha Laanta 2aad ee deegaanada...

0
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) oo safar shaqo ku joogay Magaalada Kismaayo ayaa kormeeray Xafiisyada xarunta Laanta...

XULASHADA