RW Rooble oo dowladda Britain kala hadlay u gurmashada dadka abaartu saameysay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Dowladda UK u qaabilsan ka hortagga Macluusha iyo Arrimaha...
Ciidanka Danab oo Howlgalo Qorsheysan ka sameeyay Jubada Hoose.
Ciidamadda Doorashada ayaa Howlgalo Qorsheeysan waxa ay ka sameeyeen Deegaanada kala ah Sanguuni, Muse Xaajji, Arraare, iyo Koban oo dhamantood hoostaga Gobolka Jubada Hoose.
Ciidamada...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo ku dhawaaqay in la xalinayo tabashada Reer Hiiraan
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe oo Maanta safar ku gaaray Magaalada Beledweyne markii ugu horreeyaay tan iyo doorashadiisii ayaa ka hadlay arrimo ku...
MW farmaajo oo sheegay in DFS ay ka go’antahay La dagaalanka Al-shabaab iyo lawareegista...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya Meertada 35-aad ee Shir-madexeedka Midowga Afrika ayaa khudbad ka jeediyey fadhi uu Golaha Nabadda iyo...
Soomaaliya iyo Rwanda oo wada saxiixday Heshiis cusub
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa dhiggiisa dalka Rwanda Vincent Biruta maanta Adis Ababa kula saxiixday Heshiis Is-afgarad ah.
Wasaaradda...
Maxay ka wada hadleen Farmaajo iyo Aby Axmed?
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan Adis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Ahmed.
Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka...
Baarlamaanka Dowladda Turkiga Oo Meel Mariyey Mooshin Ku Saaban Soomaaliya
Mooshin lagu dalbanayo in la kordhiyo muddada Ciidamada Turkiga ee jooga Gacanka Cadmeed, Soomaaliya iyo Badda Carabta ilaa 10-ka Feberaayo, 2023, ayay baarlamaanka turkiga...
Madaxweynaha Turkiga oo laga helay Covid-19
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan, ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ku sheegay in laga helay cudurka Coronavirus.
Wuxuu intaa ku daray in xaaskiisa Emine...
Ciidamada Ammaanka mudug oo soo bandhigtay Khamri faro badan
Sida ay Xaqiijiyeen Goobjoogeyaal la hadlay KNN Ciidanka Ammaanka Gobolka Mudug ayaa hawlgalo qorsheysan ka sameeyeen magaalada Gaalkacyo, iyagoona kusoo qabtay 20 kartoon iyo...
Senegal oo xilka gudoomiyenimada Midowga Afrika kala wareegay dalka Congo DRC.
-Madax waynaha dalka Senegal Maaki Saal ayaa Xilka gudoomiyenimada wareegtada ah ee Midowga Afrika kala wareegay Madax waynaha dalka Jamhuuriyada dimuqraadiga Congo flix Shisekedi.
Madax...


















