Waare oo ka digay Qaraxyo lala beegsado Musharraxiinta kursiga HOP58

48

Madaxweynahii hore Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa ka digay weeraro ka dhaco Magaalada Beladweyne mar kale,islamarkaana lala beegsado Musharaxiinta qaar.

Madaxweynaha waxaa uu si gaar ah u Sheegay in Fariimo Amni kasoo soo Gareen Doorshada Kursiga HOP58.

Kursigaan ayaa waxaa ku tartamaya Musharaxiin ay ka mid yihiin taliyihii hore ee NISA Sanbaloolshe.

Kursigaan ayaa galabta dib loo dhigay sababo la xariira dhanka Ammaanka.