Dowladda Swedan oo ka hadashay khikaafka Farmaajo iyo Rooble
Dowladda Swedan ayaa sheegtay in wada hadal ay yeeshaan Madaxda Soomaalida looga bixi karo khilaafka u dhaxeeya Mas’uuliyiinta ugu sarreysa dalka.
Qoraal lagu daabacay bogga...
Maxay ku heshiiyeen DFS iyo Guddiga Midowga Afrika ee ka bixitaanka AMISOM?
Dowladda Federaalka Soomaaliya, Guddiga Midowga Afrika iyo AMISOM ayaa waxaa maanta u soo gabagaboobay shir wada tashi ah, oo u socday muddooyinkii u dambeeyay.
WarSaxaafadeed...
Wasiirka amniga oo ka hadlay is hor-taag lagu sameeyay shacab bannaan bax dhigayay
-Wasiirka Amniga C/llaahi Maxamed Nuur ayaa ka hadlay is hor-taag lagu sameeyay shacab bannaan baxyo ka dhigayay magaalada muqdisho kuwaa oo tageero umuujinayay Ra’iisul...
Madaxweyne Deni oo soo gaaray Muqdisho
Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Deni ayaa sida qorshahuhu yahay waxaa uu ka qaybgali...
Gen Odowaa oo ciidanka ugu digay inay ku milmaan arrimaha Siyaasadda
Talyaha Ciidamada Xoogga, General Odowaa Yuusuf Raage ayaa Ciidamada uga digay in ku milmaan siyaasadda, isaga oo ugu baaqay in ay ku ekaadaan gudashada...
Ehellada Mukhtaar Roobow oo ku gacan seyray warka kasoo yeeray NISA
Ehelada Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa ku gacan sayray xog ku jirtay warqad ay soo saartay hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Soomaaliya oo...
Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray mid kamid ah wadooyinka Muqdisho.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha waddada xiriiriso Degmooyinka Waabari, Xamar Jajab...
Axmed Madoobe oo war ka soo saaray xildhibaanada maanta lagu doortay Kismaayo
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) ayaa u hambalyeeyay xildhibaanada maanta loo doortay in ay ka mid noqdaan golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.
“Dardar...
Madaxweyne Qoor qoor oo soo gaaray Muqdisho
-Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa Maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa si diirran ugu soo...
Madaxweynaha Hirshabelle oo soo gaaray Muqdisho
-Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade...