SOMALILAND oo magaallo muhiim ah ka qabsatay PUNTLAND

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ee waqooyiga Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay maanta la wareegeen gacan ku heynta degmada Boocame ee...

Mareykanka iyo Ingiriiska oo ka hadlay qaraxyadii MUQDISHO

0
Qoraal ka soo baxay Aqalka Cad ee looga arrimiyo Mareykanka ayaa si weyn loogu dhalleeceeyey qaraxyadii maalintii Sabtida aheyd ka dhacay agagaarka Zoobe...

Ra’iisulwasaare Xamse oo Guddiga u Magacaabay Tirakoobka Khasaaraha Qaraxyadii Zoobe

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya hawlaha gurmadka loo samaynayo dadkii ku waxyeeloobay qaraxii ka dahacay...

Ra’iisulwasaare Xamse oo Isbitaallada Ku Booqday Dhaawacyada Qaraxyadii Zoobe

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ku booqday isbitaallada Madiina, Banaadir iyo Erdogan dhaawacyadii ay wax yeeladu ka soo...

Maxkamdda Ciidamada oo Toogasho Ku Fulisay Dad Horey Loogu Xukumay Dil

0
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta Isniin ah xukun dil ah ku fulisay sedex eedeysan, oo horay dil loogu xukumay, waxaana ay ahaayeen xukun...

Guddoomiya Axmed Meyre ”Adigoo dulliya oo dharag ku nool waxaa kawanaagsan adigoo Shafleh oo…

0
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan oo deegaanka Masaajid Cali Gaduud oo hoostaga dagmada Cadalle Warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay in gacan...

Dowladda Soomaaliya oo fasaxday goobaha Waxbarashada

0
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaaalka ah ee Soomaaliya ayaa fasaxday muddo Saddex Cisho ah goobaha waxbarashada ee kuyaalla Caasimadda Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay...

Wariyeyaal & Saraakiil Ciidan oo dhimasho & dhaawac ku noqday qaraxyada

0
Waxaa la xaqiijiyay inay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen qaraxyadii lagu weeraray Xarunta Wasaaradda Waxbarashada oo kutaalla Agagaarka laami yaraha Soobe Wariyeyaal & Saraakiil...

Ardeyda Wax ka barata Madarasada Fatxu -Raxmaan ee degmada Baardheere oo soo Bandhigay Waxii...

0
Xaflad si heer ah loo soo agaasimey,islamarkaana ay ka soo qayb galeen Boqolaal dadweyne ah oo ay ku jiraan,Maamulka degmada,Odoyaasha ,Waxgaradka iyo Waalidiinta Ardeyda...

Al-Shabaab oo weerar qaraxyo ku billowday ku qaaday wasaaradda waxbarashada

0
Laba qarax oo culus iyo rasaas xigtay ayaa goordhow laga maqlay agagaarka isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, sida ay sheegaan wararka...

XULASHADA