Ka Dhageyso: Radio Markabley Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA-Baardheere.

17

Ku Soo dhowaadka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA Maalin kasta oo Khamiis ah aad ugu barateen inaad kala socotaan Radio Markabley 2;30 Duhurnimo ilaa 3;00 Galabnimo,Barnaamijkaasi oo Rogaal celis ah ayaa waxaad dhageysan doontaan isla fiidnimada Khamiista 8da fiidnimo ilaa 8.30 ka fiidnimo .

Tartan Aqooneedka Maanta oo khamiis ah 12-01.2023, ka dhacay Iskuulka Hoose ee Jaalle Siyaad ayaa waxaa uu u dhaxeeyey fasalada 5aad iyo 6aad ee Dugsiga Hoose/Dhexe ee Jaalle Siyaad,natiijada ayaa waxay ku soo dhamaatey Fasalka 6aad  oo helay 25 dhibcood,halka Fasalka 5aad uu helay 23 dhibcood,sidaasina waxay guusha ku raacdey Ardeydii ku tartameysay Magaca Fasalka Lixaad,

Hadaba ciddii uu seego BarnaamijkaasI waxay ka daalacan karaan Websitkeena Www.radiomarkabley.com

HOOS KA DHAGEYSO TARTAN AQOONEEDKA DUGSIYADA WAXBARASHADA HIRDA