Xukuumadda Soomaaliya oo ka digtay doorasho hal dhinac ah xiriirka kubada cagta
Wasaaradda dhalinyarada iyo cayaaraha XFS waxay xoojinaysay baaqii ay soo saartay 11/ 12/2022 iyo midkii ka soo baxay xiriirka kubadda cagta adduunka FIFA ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo si kulul uga hadlay dagaalka Baydhabo
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe) ayaa si kulul uga hadlay dagaalka Maanta Magaalada Baydhabo ku dhexmaray ciidamada Ammaanka iyo kuwa...
Askar Jabuutiyaan ah oo afduub loo haystay oo lasii daayey
Lix askari oo ka tirsan ciidanka Jabuuti oo ay afduub u haystay jabhadda mucaaraadka ah ayaa la siidaayay.
Siidaynta askartan ayaa waxaa shaaca ka qaaday...
Shariif Xasan iyo Fargeeti oo Dowladda ka dalbaday in lala xisaabtamo laftagareen
Kadib markii saaka Magaalada Baydhabo uu ka bilaawday dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Ammaanka iyo kuwa siyaasiyiinta mucaaradka Koonfur Galbeed ayaa Wasiirkii hore ee maaliyadda...
Wararkii ugu dambeeyay Dagaal Saaka ka Qarxay Magaalada Baydhabo
Dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidanka Maamulka Koonfur Galbeed iyo maleeshiyaad hubeysan ayaa waxuu saaka wuxuu ka qarxay Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay.
Dagaalkan...
Ka dhageyso;Radio Markabley Bardheere Todobaad kasta Barnaamijka Wadaaga SOMA
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida...
Sarkaal katirsan ciidamada dowladda iyo ilaaladiisa oo qarax lagu dilay
Wararka naga soo gaaraya duleedka degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta halkaasi qarax lagu dilay Sarkaal katirsan Ciidamada...
Ciidamada dowladda oo la wareegay degmada Runilgood
Ciidammada Xooga Dalka iyo kuwa degaanka oo iskaashanaya ayaa maanta oo Khamiis ah la wareegay gacan ku heynta degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellaha dhexe,...
Golaha Ammaanka oo muddo lix bilood ah ku kordhiyay dhimista ciidanka ATMIS ee Soomaaliya
Golaha Ammaanka ee QM ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay go’aankii ay horey u gaareen Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika, kaasi oo...
Wareysi:Mid ka mid ah Odoyaasha Gobolka Gedo oo eedeyn kulul u jeediyey Siyaasiyiin ku...
Suldan Iftiin Maxamuud Cali oo ka mid ah Odoyaasha Dhaqanka Gobolka Gedo,iminkana ku sugan Degmada Dolow ee Gobolka Gedo oo Wareysi dheer siiyey Radio...


















