Gudoomiyae Shuute “Ma ogolin in qof dhibaateeyey Saxafi uu Magaalada si nabad ah ku...

0
Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidanka qalabka sida Gen Xasan Cali-Nuur Shuute ayaa sheegay in marnaba aysan ogolaan diin in la dhibaateeyo Wariyeyaasha Soomaaliyeed, isla markaana qofkii...

Shirkadda HORMUUD oo deeq lacageed soo gaarsiisey Gudiga Horomarinta Baardheere (SAWIRRO)

0
Shirkadda Hormuud ayaa deeq lacageed soo gaarsiisey Gudiga Horomarinta degmada Baardheere,Deeqdaasi ayey Hormuud sheegtay in ay kaga qeyb qaadenayso Dhismaha Buundada Kurmaan ee...

Somaliland oo ka jawaabtay hadalkii Golaha wadatashiga Qaran

0
Kadib markii Golaha wadatashiga Qaran ee Soomaaliya shirkoodii shalay ay kusoo gaba-gabeyeen magaalada muqdisho qodobadii ay kasoo saareen uu kamid ahaa qodob ugu baaqayay...

Golaha wakiilada Puntland oo ansixiyey xubnaha cusub ee maxkamadda sare

0
Xildhibaannada baarlamanka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta ugu dambeyn cod aqlabiyad leh ku ansixiyey xubnaha cusub ee maxkamadda sare ee maamulkaasi. Kulan ay xildhibaanada ku...

Madaxweyne Lafta Gareen oo kulamo ka wada Muqdisho

0
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda Taliyaaniga u...

Wararka Dil ka dhacay degmada Walanweyn & faah faahin laga helayo

0
Wararka laga helayo Tuulada Haakow oo hoostagta degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay Nin lagu magacaabi...

Soomaaliya & Kuwait oo ka wada hadlay dhibaatadii ka dhalatay qaraxyadii zoobe

0
Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibedda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya ayaa kulan kula qaatay caasimadda dalka Algeria ee Algiers, dhigiisa Arrimaha dibedda ee Dawladda Kuwait...

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo Maanta xukun dil ah fulisay

0
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo Talaado ah waxaa ay fagaaro kuyaalla Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ku toogatay Cabdullahi Cali oo ka tirsanaa Al-Shabaab,...

Muuse Biixi” Ma aqbaleyno in deeqaha Caalamka naloo soo mariyo dowladda Soomaaliya”

0
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo uu wehlinayo wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland ayaa maanta waxaa uu habka maqalka iyo muqaalka ah (Video Conference)...

Dil ka dhacay degmada Afgooye & faah faahin laga helayo

0
Kooxo hubeysan ayaa goordhow Gudaha degmada Afgooye oo katirsan gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ay kudileen Askari ka tirsan Ciidanka Millateriga, iyaga oo dilka...

XULASHADA