Degmada Dolow oo ay ka socoto Wada hadalo

140

degmada Dolow ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ka soconaya Dadaalo la doonayo in lagu xaliyo khilaafad soo kala dhax gelay Maamulka Gobolka Gedo iyo kuwa degmooyinka Luuq,Dolow iyo Baladxaawo,waxaana dadaalasi looga dan leeyahay siddii xal looga gaari lahaa arimaha siyaasada Gobolka.