Golaha wasiirrada oo ansixiyey guddiga farsamada DF iyo D/goboleedyada ee doorashada
Kulankii maanta ee golaha wasiirrada Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay xubnaha guddiga farsamada heer federaal iyo heer dawlad goboleed ee ka baaraan degaya talooyinka la...
Barakacayaal ku nool degmada Baardheere ee gobalka Gedo oo ka cabanaya xaalad nolol xumo...
Qoysaskani Barakacayaasha ah oo tiradoodu ay gaareyso ilaa 175 qoys ayaa u badan qoysas haysta caruur aad u yar,haween iyo dad kale oo waayeelo...
Golaha wasiirada oo ansixiyey guddiga farsamada DF iyo Maamul Goboleedyada ee doorashada
Golaha wasiirrada ayaa lagu ansixiyay xubnaha guddiga farsamada heer Federaal iyo Heer Dawlad Goboleed ee ka baaraan degaya talooyinka la xiriiri hannaanka iyo habsami...
Cabsi laga qabo in webiga Shabeelle uu ku fataho magalada Jowhar
Warar aan ka helayno degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada Dhexe aya waxa ay sheegayaan in ay jirto cabsi laga qabo in webiga uu ku...
Itoobiya oo Masar uga digtay Saldhig Millateri oo ay ka sameysato Somaliland
Dowladda Itoobiya ayaa dhiggeeda dalka Masar waxaa ay uga digtay in ay saldhig millateri ka samaysato deegaannada Somaliland, kaas oo Itoobiya ay sheegtay in...
Masar oo shaacisay habka ay ku dhacsaneyso qeybteeda biyaha Nile
Madaxweynaha Masar Cabdulfatah Al-Sisi ayaa sheegay in dowladdiisa ay dariiqa wadahadalka u mareyso xiisadda biyo-xireenka Ethiopia, si Masar usoo dhacsato qeybtii ay ka laheyd...
Ururka Taalibaan oo ku dhawaaqay xabad joojin maalmaha Ciidda
Ururka Taalibaan ee dagaalka kula jira dawlada Afghanistan ayaa waxa ay ku dhawaaqay in ay bilaabi doonaan heshiis xabad joojin ah, munaasabadda Ciidda awgeed.
Xabad...
Taliska AFRICOM oo laga dalbaday in lagala xisaabtamo duqaymo uu ku laayay dad rayid...
Mareykanka ayaa waxaa lagu eedeeyey in dad rayid ah uu ku laayay, duqaymaha uu ka fuliyo gobollada Soomaaliya qaar ka mid ah.
Warbixinno dhowr ahaa...
Maxkamadda G/Banaadir oo xukun ku riday Weriye C/casiis Gurbiye
-Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa Arbacada maanta ah ku dhawaaqday xukunka Tifaftiraha warbaahinta Goobjoog Weriye Cabdicasiis Axmed Gurbiye, kadib markii maxkamadda maanta la hor geeyey...
Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay madaxweyne Qoor Qoor
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa maanta waxa uu kulan la qaatay madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye...















