Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Oo Kormeeray Mashruuca Ballaarinta Garoonka Diyaaradaha Ee Aadan Cabdulle
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta kormeer howleed ku tagay gegida diyaaraha ee Aadan Cabdulle, isagoo u kuur galayay...
Taliyaha Ciidanka xoogga oo ka hadlay dagaalka Gobolka Galgaduud
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Janeraal Odowaa Yuusuf Raage oo la Hadlay Idaacada Ciidamada ayaa Sheegay in dagaalka Bulacle lagu dilay saraakiil iyo Xubno...
DHAGEYSO:-BARNAAMIJ GAAR AH OO LOOGA HADLAAYO BEERAHA
Dhageyso Barnaamij Gaar ah oo looga hadlayo sidii loo kordhin lahaa Aqoonta Barnaamijkan ayaa waxaa si wadajir ah u soo diyaariyey ...
Al-Shabaab oo Sh/Hoose ku soo bandhigay burburka diyaarad Dorne ah
Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa soo bandhigay burburka diyaarad nooca wax basaaso ah oo maanta ku dhacday gobolka Shabeellada Hoose, gaar ahaan aagga garoonka Ballidoogle oo...
Ra’iisul wasaare Rooble oo diray fariintiisii ugu horeysay
Ra’iisul wasaaraha dhawaan la magacaabay ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa diray farriintiisii ugu horeysay tan iyo markii dikreetadiisu ay ka soo baxday xafiiska...
DF oo war kasoo saartay shaqada garoonka Aadan Cadde kadib shilkii diyaaradda
Waxaa saakay dib u bilaawday shaqada garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kadib markii diyaarad xamuul ah ay ku dhex bur-burtay waaberigii hore...
Madaxda D/goboleedyada oo Muqdisho ka wada kulamo is-daba joog ah
Madaxweynayaasha maamul goboleedyada oo ku wada sugan Muqdisho ayaa ka wada shirar gaar-gaar ah, kadib markii ay dhawaan madaxweynaha Soomaaliya heshiis rasmi ah kala...
Shil Gaari oo ka dhacay Gobolka Gedo & Khasaaro ka dhashay
Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan in Shil gaari uu Maanta ka dhacay Wadada Isku xirta Garoonka Diyaaradaha Iyo Magaalada Baardheere.
Shilka...
gudoomiyihii hore ee gobalka gedo oo maanta lagu aasay balad xaawi
Allaha u naxariistee godoomiyihii hore ee gobalka gedo maxamed cabdi aadan oo ku magac dheer,(IRIS),ayaa ku geeriyooday magaalada nayriibi ee dalka Kenya iyada oo manta...
Howlgallo culus oo ka socda Sh/Dhexe iyo dad loo qabtay xasuuqii Cadale
Ciidamada maamulka Hir-shabeelle iyo kuwa xoogga dalka ayaa saacadii aan soo dhaafnay howgallo culus ka bilaabay Raaga-ceelle iyo deegaanada hoos taga ee gobolka Shabeellada...

















