Shuruurdo adag iyo lacag aad u badan oo lagu xiray musharaxiinta labada Aqal
Shirkii xarunta Villa Somalia uga socday madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada ayaa lagu go’aamiyey shuruudaha laga rabo musharaxiinta xildhibaanimada u tartameysa labada Aqal.
Sidoo...
Duulimaadyadii Tooska Ahaa Ee Uganda Iyo Soomaaliya Oo Dib U Bilowday
Duulimaadkii ugu horreeyey oo isku xiraya Muqdisho iyo Kampala oo toos ah ayaa maanta ka biloway Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle, ka dib...
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo magacaabay Guddi doorasho
War qoraal ah oo ka soo baxay guddoomiyaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxaa uu magacaabay Guddi Doorasho, kaasi oo...
Wariye Cabdikhaadir Maxamed Mursal oo ku geeriyooday Mareykanka
Allaha U Naxariistee waxaa dalka Mareykanka ku geeriyooday saxafigii weynaa ee Cabdikhaadir Maxamed Mursal oo kamid ahaa weriyayaasha ruug caddaaga ahaa ee muddada dheer...
Wararkii ugu dambeeyay qaraxa ka dhacay Muqdisho
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan qarax geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, kaas oo Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho, sidoo...
Xilliga ay dhacayaan doorashooyinka Baarlamaanka & Madaxweynaha oo laga heshiiyay
Madaxweyne Farmaajo, Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kulamo ay ku yeesheen xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa ay ku heshiiyeen...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukun dil ah ku riday Askari lagu helay fal...
Dable Xoogga Dalka Maxamed Xuseen Cilmi ayaa loo xiray kufsi uu u gaystay Dhibanad Farxiyo Cabdi Shakuur Bootaan oo Afar jir ah, 14-kii May...
Villa Somalia: Maxaa Kasoo Baxay Shirkii Xalay Ee Farmaajo iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada
Saacadihii tagay, waxaa Villa Somalia ka socday, wada hadallo u dhaxeeyey madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweyneyaasha maamul goboleedyada.
Qaar ka tirsan wufuudda shirka...
Maamulka Degmada Yaaqshiid Oo Fuliyay Amar Kasoo Baxay Duqa Muqdisho
Maamulka degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir ayaa Maanta burburiyay Guryo iyo goobo Ganacsi ah oo sharci darri ah ay dad uga dhisteen waddo ku...
Qof shacab ah oo ku dhintay rasaas uu riday askari ka tirsan ciidanka puntland
Hal ruux oo shacab ah ayaa maanta ku geeriyooday bartamaha Caasimadda Garoowe kadib rasaas uu riday askari ka tirsan Ciidanka Ilaalada Canshuura ee Puntland.
Askariga...


















