Wafdi ka socda wasaaaradda Gaashaandhigga Turkiga oo soo gaaray Muqdisho

6

Wafdiga  ka Socday wasaaradda gaashaandhiga ee  Dalka Turkiga ayaa maanta soo gaaray magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.

Wafdigan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay saraakiil ka tirsan wasaarada gaashaandhiga Soomaaliya

Xubnahan ka Socday wasaaradda Gaashaandhigga Dalka Turkiga inta ay ku suganyihiin magaalada  Muqdisho waxay kulamo la qaadan doonaan Masuuliyiinta Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumada Soomaaliya  iyo Taliska Ciidanka xoogga dalka.