Kooxda Real madrid oo ku guuleysatay horyaalka Spain.
Real ayaa ku guuleysatay horyaakani iyada oo ciyaar u harsan tahay kaddib markii ay Villarreal kaga soo badisay garoonkeeda Alfredo Di Stefano.
Karim Benzema ayaa...
Deni ooo Garoowe ku qaabilay wafdi ka socda dowladd deegaanka Soomaalida
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wafdi ka socda Dowladd Deegaanka Soomaalida oo hoggaaminayo Wasiirka Tacliinta Sare...
Wasiiro iyo Xildhibaano kulan la qaatay Axmed Modoobe.
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ku sugan Magaalada Garowe ayaa waxa uu halkaasi kulamo gaar gaar ah kula qaatay Wasiiro...
barnaamijka sama wade ee radio markabley qaybta 1aad
Kulanti wanaagsan dhagaystayal ku soo dhawaada barnaamijka sama wade ee radio markabley
Barnaamijka sama wade caawo waxaan ku soo qaadanaynaa
Soomaaliya todobaadkii tagay waxa ay u...
HALKAN KA DHAGAYSO WARKA HABEEN EE RADIO MARKABLEY
WAXAA WARKA CAAWA INOO SOO DIYAARIYAY WARIYE YAXYE C/RISAAQ SOOFE
Xubno ka tirsan Al-Shabaab ah oo lagu dilay Diinsoor
-Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu ka dhacay deegaano hoostaga degmada Diinsoor ee gobolka Bay.
Dadka deegaanka ayaa KNN u sheegay in dagaalka...
Guddoomiye Xaliimo Yarey oo gaartay Dhuusamareeb
Guddoomiyaha guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Xaliimo Yarey ayaa maanta waxaa gaartay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Maamulka Galmudug.
Xaliimo Yarey ayaa lagu...
Maxkamada ciidamada oo xukun ku riday askari horey dil geystay Muqdisho
Maxkamada derajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta xukun dil ah ku riday Askari Ka tirsanaa ciidamada xoogga oo wiil dhalinyaro ah Ku...
R/wasaare Kheyre oo ka qeyb galay aaska qaran ee loo sameeyay Xasan Abshir Faarax
Magaalada Garoowe, waxaa maanta lagu aasay Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Allah u naxariistee, Xasan Abshir Faarax, iyadoo aaskiisa ay ka qeybgaleen, Ra’iisul wasaaraha...
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay salaadda janaasada ee meydka Xasan Abshir
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay wehliyaan masuyliyiinta kale ee dowladda ayaa ka qeyb galay salaadda janaasada meydka AUN RW hore...

















