Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay duuleedka magaalada Baydhabo

0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo weerar culus oo xakay maleeshiyaadka Al-shabaab ay ku qaadeen saldhig ciidamada dowladda Fedaraalka iyo kuwa Koonfur Galbeed ay ku...

Soomaalida ku nool Mineaplis oo cabsi soo wajahday.

0
Muslimiinta ku nool xaafada Ceder ee Soomaalidu degan tahay ee Mineaplis Cabsi ayaa soo wajahday, kadib markii Masaajid halkaa ku yaalo ay gudaha u...

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Dowladda oo kulan ka yeeshay Amniga Gobolka Gedo

0
Kulan looga hadlaayay amniga Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Balad-xaawo ee Gobolkaas, kaasi oo ka qeyb galeen Saraakiisha Ciidamada...

Xukuumadda oo digniin kasoo saartay Arrimo ka socda Hoteelada Xeebta liido

0
Wasiirka Wasaaradda Diinta & Awqaafta Xukuumadda xilgaarsiints Cumar Cali Rooble ayaa sheegay in Hoteelada kuyaal Xeebta liido ee degmada Cabdul Casiis ay ka socdaan...

MW Farmaajo oo Jabuuti uga qeyb gelaya shir looga hadlayo xiisada Kenya iyo Soomaaliya

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka qeyb galaya shirka madaxda urur goboleedka IGAD ee maalinta berri ah ka furmaya magaalada Jabuuti ee dalka...

Maxkamadda ICJ Oo Diiday Codsigii Kenya Iyo Dowladda Somalia Oo Ka Hadashay

0
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilka sii-haya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ka hadlay go’aan Maxkamadda Cadaalada aduunka ee ICJ ka gaartay...

Puntland oo Turkiga ku wareejisay Markabka Sea World

0
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socda Dowladda Turkiga oo uu hoggaaminayo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Alper Aktaş. Safarka Waftiga...

Villa Soomaaliya oo wajahaysa su’aalo ku saabsan diyaar garowga doorashada qof iyo cod

0
Waxaa isa soo taraya walaac laga qabo qorshaha Villa Soomaaliya ee ku aaddan doorashada qof iyo cod, iyadoo mucaaradka iyo qaybaha bulshada ay ku...

Jubbaland oo shaki gelisay ka qeyb galka shir ka dhaca Muqdisho

0
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan oo ka hadlay xaaladda siyaasadeed dalka ayaa shaki geliyey ka qeyb galka shirka madaxda dowladda federaalka iyo...

Golaha Wasiirada Jubbaland oo ansixiyay kordhinta miisaaniyadda 2020 ee maamulkaasi

0
Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland ahna ku simaha madaxwaynaha Maxamuud Sayyid Aadan ayaa gudoomiyay shirka isbuuclaha ah ee golaha wasiirrada Jubbaland kaas oo ka dhacay...

XULASHADA