Taliyaha Ciidanka AMISOM oo ku dhawaaqay kordhinta la dagaalanka Al-Shabaab.

0
  Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee (AMISOM) Diomede Ndegeya, ayaa ku ammaanay ciidamada Itoobiya ee fadhigoodu yahay deegaanada Koonfur-galbeed sugidda amniga iyo kaalintii ay...

Ciidamada Kenya oo dad Shacab ah ka afduubtay Gobolka Gedo

0
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya oo ka mid ah howlgalka AMISOM ay galabta dad...

Kenya oo sheegtay in dhalinyaro badan ay ku biireen Al-shabaab

0
Saddex dhalinyaro ah oo ka soo jeeda deegaanka Mandheera ee gobolka waqooyi bari Kenya, ayaa u tallaabay dhinaca Soomaaliya kuna biiray Al-Shabaab, sida uu...

Go’aan hor leh oo lagu deegaameysanayo dhulka reer Falastiin oo ka soo baxay Yahuuda

0
-Golaha wasiiradda Israel ayaa go’aamiyay deegaameyn cusub oo laga samaynayo daanta galbeed ee dhulka Falastiin ee Yahuudu xooga ku haysato. Go’aankaan oo boqolaal guri oo...

Muhaajiriin ay Soomaali ku jiraan oo lagu qabtay dalka North Macedonia

0
Bayaan ka soo baxay booliska dalka North Macedonia ayaa lagu sheegay in howlgal ay ciidamadu sameeyeen labadii ee lasoo dhaafay ay kusoo qabteen 61-qof...

Soomaaliya oo shir guddoominaysa shirka 75-aad ee golaha guud ee QM

0
Gudoomiye ku xigeenka golaha guud ee kal-fadhiga 75-aad ee Qaramada Midoobay, ahna danjiraha Soomaaliya u qaabilsan Qaramada Midoobay danjire Abuukar Cusmaan (Abuukar Balle) ayaa...

Gudoomiye Mahad Cawad “Aniga Kursigeyga Galmudug ayuu transet kusoo yahay”

0
Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Xildhibaanada golaha shacabka Mahad Cabdalla Cawad ayaa ka hadlay walaaca xildhibaanada hadda jooggaa ay ka qabaan in aysan kusoo...

Musuq iyo Eex: Madaxweyne Deni oo Bixiyey Balanqaad Kursi Xildhibaannimo 2020/2021

0
Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo ka hadlayey xaflad soo dhoweyn oo xalay loogu sameeyey Muqdisho ayaa sheegay erayo laga dheehan karo musuq iyo awood...

Khayre iyo Qoor Qoor oo ku kulmay Muqdisho

0
-Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay magaalada Muqdisho kula kulmay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor). Kheyre ayaa sheegay inuu kulan...

XULASHADA