Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay shirka 75-aad golaha guud ee Q.M
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Meertada 75-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ka warbixiyey horumarrada dowladdu...
Banaanbax ka dhanka ah Ciidamada Kenya oo ka dhacay gobolka Gedo
Degmada Ceel Waaq ee gobolka Gedo ayaa maanta waxaa ka dhacay banana baxyo waaweyn, kuwaas oo ay dhigayaan dad shacab ah .
Dadkan shacabka ah...
Ku-Simaha Wasiirka Ganacsiga Oo Xafiiskiisa Kula Kulmay Safiirka Dowladda Sweden Ee Soomaaliya
Ku-Simaha Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dawladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya...
Q.M oo Soomaaliya ka bilowday ololaha tallaalka cudurka dabaysha
Qaramada Midoobay ayaa bilowday ololaha tallaalka cudurka dabaysha oo lagu bartilmaameedsanayo 1.65 milyan oo caruur ah oo da’doodu ka yar tahay shan sano.
Tallaalka cudurka...
Q.M oo Soomaaliya ka bilowday ololaha tallaalka cudurka dabaysha
Qaramada Midoobay ayaa bilowday ololaha tallaalka cudurka dabaysha oo lagu bartilmaameedsanayo 1.65 milyan oo caruur ah oo da’doodu ka yar tahay shan sano.
Tallaalka cudurka...
Xaliimo Yareey & Safiirka Sweden oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaciil (Xaliimo yareey) ayaa xafiiskeeda ku qaabishay safiirka Dawaladda Sweden ee Soomaaliya Amb. Staffan Tillander.
Safiirka iyo...
Puntland oo digniin kasoo saartay Burcad dhac u geysaneysa Shacabka
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Xukuumadda Puntland oo maanta looga hadlay Amniga, xaaladda COVID-19, dhismaha...
Xildhibaano si kulul uga hadlay dil & dhaawac ay geysteen Ciidanka Kenya
Xildhibaan ka tirsan golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ay si kulul uga hadleen dhacdo shalay ka dhacday Gobolka Gedo, taas oo aheyd...
R/W Rooble oo Muqdisho ka bilaabay kulamo looga arinsanayo dhismaha xukuumad cusub
R/wasaaraha Cusub ee Somalia Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Muqdisho ka bilaabay kulamo gaar gaar ah uu la qaadanaya Guddoonka golaha Shacabka iyo siyaasiyiinta...
R/W Rooble iyo Axmed Madoobe oo ku kulmay Muqdisho.
Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.
Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa kawada...


















