R/W Rooble iyo Axmed Madoobe oo ku kulmay Muqdisho.

16

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa kawada hadley in si wadajir ah looga wada shaqeeyo sidii dalku uga gudbi lahaa waqtiga kala guurka doorashaduna ku qabsoonto sidii loo qorsheeyey.

R/Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya ayaa kulamo ka wada Magaalada Muqdisho