HOOS KA DHAGEYSO BARASHADA NAFAQADA WANAAGSAN QEYBTA 8AAD

31

Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka oo aan ku eegi doono Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cuntada oo ay idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adda Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa Subaxnimo Isniin ah Taariikhduna ay ku began tahay 8/02/2021, saacaduna waa 7,30 AM Barrnaamijkani oo ah kii 8aad ee Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cuntada,MAANTANA Waxaan ku eegaynaa Faa,idada Nadaafada,Waxaana soo jeedinaya Abuubakar Maxamed.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.