HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERASHADA WANAAGSAN

31

Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka oo aan ku eegi doono sida ugu haboon ee wax loo beerto oo ay idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa Subaxnimo Isniin ah Taariikhdu na ay ku began tahay 22/02/2021, saacaduna waa 7,30 AM Barrnaamijkani oo ah kii 1aad ee Adeegsiga wanaagsan ee Wax beerashada,Waxaana soo jeedinaya Abuubakar Maxamed.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.