Wasiiro ka tirsan DFS oo maanta ka qeybgalay xuska maalinta ciidanka badda Soomaaliya

0
Xuska sanad guuradii 56 aad ee ciidanka badda iyo difaaca xeebaha Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Wasiirka difaaca xukuumadda Soomaaliya, mudane Xasan Xuseen...

Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle Oo Ansixiyay Guddiyo Cusub

0
Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa kulanka 17-aad kal-fadhiga 1-aad ku yeeshay Magaalada Jowhar, waxaana shir guddoomiyey Guddoomiye Cabdixakiin Luqmaan Maxamed oo ay wehlinayeen labadiisa...

Ciidanka Dowladda Iyo Al-Shabaab Oo Maanta Ku Dagaalamay Sh/Dhexe

0
Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Milateriga dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa saakay waxaa uu ka dhacay deegaano hoostega degmada Raaga-ceelle ee Gobolka Shabeellaha...

Mareykanka oo ku baaqay in deg deg loo qabto doorashada Soomaaliya

0
Waaxda arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa ka hadashay is-mari ka taagan doorashada Soomaaliya, iyadoo madaxweyne Farmaajo uu ka dhamaaday waqtigiisa xil heynta, sidoo kalena aysan...

Jubbaland oo war ka soo saartay shirkii u ku baaqay MW Farmaajo

0
War qoraal ah oo lagu daabacay bogga rasmiga ah ee Jubbaland ayaa lagu sheegay in Jubbaland soo dhaweynayso talo soo jeedinta Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Mursal “R/wasaare wax doorasho ku saabsan warbixintada ineysan ku jirin ayaan kuu sheegeynaa”

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo guddoominaya kulanka Golaha Shacabka ee uu ka hor-hadlay Ra’iisul wasaare Rooble ayaa sheegay in Ra’iisul wasaaraha uusan...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo khudbad ka hor jeediyay Golaha Shacabka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta Golaha Shacabka ka jeediyay khudbad uu uga hadlay waxqabadkii xukuumaddiisa ee 100-kii maalmood ee...

Cabdi xaashi oo ka hadlay shirka uu ku dhawaaqay madaxweyne Farmaajo

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa soo dhoweeyay soo jeedinta Dowlad Goboleedka Puntland ee ah in shirka lagu baaqay 15 February uu ka dhaco...

Turkiga oo muwaadiniintiisa ugu baaqay in ay ka fogaadaan banaanbaxyada ka socda Myanmar

0
Safaaradda dalka Turkiga ee Myanmar ayaa ugu baaqday muwaadiniinteeda inay muujiyaan taxaddar badan kana fogaadaan meelaha ay ka socdaan banaanbaxyada ka dhacaya magaalooyinka kala...

Wasiirka Gaashaandhigga Oo Warbixin Ka Dhageystay Taliyeyaasha Ciidamada

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa Maanta kulan la qaatay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage. Kulanka u dhexeeyay...

XULASHADA