R/W Abiy: Howlgalku waa soconayaa ilaa inta hubka laga dhigayo dambiilayaasha
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed wuxuu sheegay in howlgalka milateri ee ka dhanka ah maamulka Tigray loo fulinayo qaabkii loo qorsheeyay.
Wuxuu intaas ku daray...
Nin soo xaday carruur oo lagu soo bandhigay degmada Afgooye
Degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose waxaa maanta lagu soo bandhigay nin la sheegay inuu soo xaday laba carruur ah.
Ninka la qabtay ayaa carruurtaas...
Inta badan musharaxiinta madaxweynaha dalka oo si wadajir ah bayaan u soo saaray
Qoraal ay soo saareen illaa 12-musharax oo u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa shaaciyay inay ka soo horjeedaan magacaabista guddiyada doorashooyinka iyo xallinta khilaafaadka.
Si...
DHAGAYSO DOOD CILMIYEED LOOGA HADLAYAY QABYO TIRKA DASTUURKA OO LAGU QABTAY BAYDHABO
DHAGAYSO DOOD CILMIYEED LOOGA HADLAYAY QABYO TIRKA DASTUURKA OO LAGU QABTAY BAYDHABO
WARKAN WAXAA MAGAALADA BAYDHABO KA SOO DIRAY WARIYAHA RADIO MARKABLEY EE KONFUR GALBEED...
Abiy oo ku goodiyey in dhawaan soo afjarayo howlgalka ka dhan ka ah madaxda...
-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay waxa uu ku tilmaamay ‘Howlgalka dhanka sharciga ah’ in dhawaan uu soo afjari doono ‘dambiilayaasha dhibaatoooyinka geystay...
DFS oo sheegtay in la dilay sarkaal Shabaab ah iyo ilaaladiisa
Taliska Ciidamada Militariga ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyay gobolka Jubada dhexe ayay ku ku dileen sarkaalkii Al-shabaab u...
Villa Somalia oo war ka soo saartay kulan Farmaajo su’aalo lagu weydiiyey
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa war ka soo saartay kulan madaxweyne Farmaajo uu la qaatay qaar ka mid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool caasimadda Muqdisho,...
Faahfaahino ka soo baxay dad shacab ah oo lagu dilay Warshiikh
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar sababay dhimasho iyo dhaawac ah oo dad shacab ah looga geystay deegaano ka tirsan gobolka Shabeelada...
Wafuud ka kala socota dowladda dhexe, Galmudug iyo WFP oo maanta gaartay Hobyo +...
Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka dekedaha iyo kalluumaysiga Galmudug ayaa goor dhow gaaray magaalo xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug.
Sidoo kale waxaa isla saakay Hoboyo gaaray...
Maxay DF kala hadashay mas’uuliyiinta hey’adda FAO?
Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, ayaa Kulan muhiim ah maanta kula yeeshay xafiiskiisa Agaasimaha xafiiska Soomaaliya ee Hay’adda...

















