Maxaa ka jira in ciidamo ka socda Eritrea ay ku biireen dagaalka ka socda...

0
Warbaahinta dowladda Itoobiya ayaa ku warantay in milateriga dalkaas ay dileen 550 askari oo kamid ah ciidamada TPLF ee is-maamulka Tigray, xilli dagaalku uu...

Yey Galmudug ku eedeysay dagaal beeleedyada ka dhaca Mudug iyo Galgaduud?

0
Maamulka Galmudug ayaa si adag uga hadlay dagaal maalmihii lasoo dhaafay laba maleeshiyo beeleed ku dhex marayey koonfurta gobolka Mudug, kaas oo ay ku...

Khasaare nafeed oo ka dhashay qarax ka dhacay duleedka Dhuusamareeb

0
-Wararka aan ka heleyno inta u dhaxeysa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug iyo deegaanka Ceel-Dheere ayaa sheegaya inuu goor dhaw ka dhacay qarax...

Cali Guudlaawe oo loo doortay Madaxweynaha cusub ee HirShabeelle

0
Cali Cabdillahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa loo doortay madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabeelle hoggaamin doona afarta sano ee soo socota, kadib doorasho maanta ka bilaabatay...

Madaxweyne ku xigeen cusub oo loo doortay HirShabeelle

0
Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabeelle waxaa hadda lagu soo gabagabeeyey doorashada madaxweyne ku xigeenka HirShabeelle, waxaana ku guuleystay Yuusuf Axmed Hagar Dabageed. Yuusuf Dabageed...

Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Galgaduudc

0
Qarax miino oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa goordhow waxaa uu ka dhacay duleedka magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, iyadoona qaraxaasi lala eegtay ciidamo...

Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Hirshabeelle oo khudbad jeediyay

0
Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa ayaa maanta khudbad u jeediyay Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Hirshabeelle. Inta badan xildhibaanada Hirshabeelle ayaa soo...

Degmo Ka Tirsan G/Banaadir Oo Markii Ugu Horreysay Yeelatay Maxkamad

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa Maanta xarigga ka jaray Xarunta Cusub ee Maxkamadda degmada Shibis ee Gobolkaaan oo markii ugu horreysay yeelatay Maxkamad. Guddoomiye...

Codadka gobollada qaar ee Mareykanka oo dib u baaris lagu sameynayo

0
-Xeer illaaliyaha guud ee Mareykanka ayaa u ogolaaday dacwad oogayaasha inay baaraan qaladaad la sheegay in lagu sameeyay doorashadii madaxtinimada ee ka dhacday dalkaas. Khaladaadka...

Dagaal culus oo u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed oo ka socda koonfurta Mudug

0
Dagaal culus oo dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed ayaa maanta ka socda deegaan lagu magacaabo Holdooyaale oo dhaca koonfurta gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya. Sida ay sheegayaan...

XULASHADA