Madaxweyne Waare oo gaaray Baydhaba iyo Qoor Qoor oo ku wajahan

0
Madaxweynaha maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhaw gaaray magaalada Baydhaba ee gobolka Bay. Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed iyo mas’uuliyiin kale...

Bankiga Adduunka oo agaasime cusub u soo magacaabay Soomaaliya

0
Bankiga Adduunka ayaa Keith Hansen u soo magacaabay inuu noqdo agaasimaha cusub ee Kenya, Rwanda, Soomaaliya, iyo Uganda, isagoo shaqada bilaabaya maanta. Hansen, oo khibrad...

Hir-Shabeelle oo ka war bixisay weerarkii ay Al-Shabaab ku qaadeen Balcad

0
Wasiirka amniga dowlad goboleedka Hir-Shabeelle ayaa ka hadlay weerarkii ay waaberigii saakay ay dagaalamayaasha Al-Shabaab ku qaadeen magaalada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe. Maxamed Cabdiraxmaan...

Villa Somalia shaacisay goorta uu Muqdisho ka furmayo shir ay u dhanyihiin DF iyo...

0
Agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku sheegay in shir ay u dhanyihiin madaxda dowladda federaalka,...

Howlgal ka dhan ah Shabaab oo ka bilowday Jubbadda hoose

0
  Ciidanka Danab iyo Ciidanka Daraawshita Jubbaland ee ku sugan deegaanka Janaa Cabdalle ayaa saaka xiray dhamaan Wadooyinka soo gala deegaankaas. Ciidanka Danab qaybta Jubbaland oo...

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Balcad

0
  Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa saakay waxaa ay dagaal ku qaadeen degmada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe Goobjoogayaal ayaa Radio Markableey u sheegay in dagaal saacado...

Ciidamada maamulka Galmudug oo ku baxay Shacab iyo Shabaab ku dagaalamay gobolka Mudug

0
Wararka ka imaanya gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta ciidamo ka tirsan maamulka Galmudug ay ku baxeen dad shacab ah oo Al-Shabaab dagaal kula...

Deni oo kulamo xasaasi ah ka wada Muqdisho

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu Muqdisho ka deganyahay ku qaabilay Guddoomiyaha Xisbiga Garsoor Xildhibaan Zakeriye Maxamuud Cabdi iyo xubno...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo sheegay in dalka badbaado u baahan yahay

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo daahfuray kulanka uu Khudbadda ka jeedinaayo Madaxwaynaha Jubaland ayaa waxa uu sheegay in uu bad baado u...

XULASHADA