Xasan Sheekh oo si adag u eedeeyey Fahad Yaasiin “Waxuu wadaa dumin siyaasadeed”

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ka qeyb galayay barnaamij dood wadaag ahaa oo su’aallo lagu weydiinayay ayaa aad u eedeeyey...

Khasaare nafeed oo ka dhashay shil gaadiid oo ka dhacay duleedka Garowe

0
-Faahfaahino ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay shil gaadiid oo ka dhacay tuulo lagu magacaabo Shire Dhogor-libaax oo ku taalla inta u dhaxeysa...

DF oo digniin ka soo saartay dufaan ku soo wajahan qeybo ka mid ah...

0
Wasaaradda Gargaarka Mareeynta iyo Masiibooyinka xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay digniin ku socotay dadka Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Bari ee Puntland. “Wasaaraddu waxay ka...

RW Rooble oo war ka soo saaray u jeedka uu u tegay Baydhaba

0
-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo maanta gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay, ayaa war ka soo saaray safarkiisa. Rooble oo qoraal kooban...

Baardheere:Dr.Shaafici Adden Ugaas oo ku Guuleystey Qaliinka Buro haweeney la xanuunsaneyd Muddo 7 sanno.

0
Qaliikan maanta uu sameeyey Dr.Shaafici Aden Ugaas ayaa ahaa mid lacag la,aan ah,isagoona u sameeyey haweeney lagu Magacaabo Gaaboy Aden Dheera oo ka mid...

Maxaabiis ka baxsatay xabsi ku yaalla dalka Lubnaan oo ku dhintay shil gaari

0
Dalka Lubnaan shan maxbuus ayaa ku dhintay shil gaari, kadib markii baabuurkii ay ku baxsanayeen uu shil la galay. Maxaabiista ayaa ka mid ahaa tiro...

RW Rooble oo gaaray Baydhaba iyo u jeedka safarkiisa

0
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goor dhow gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay. Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa is weyn loogu...

Wasiirka Haweenka XFS oo daah-furtay qorshaha Qaran ee hirgelinta Axdiga haweenka Soomaaliyeed

0
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda aadanaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta daahfurtay qorshaha qaran ee hirgalinta Axdiga Haweenka Soomaaliyeed. Shirka...

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay xarunta hay’adda Garsoorka

0
Ku-simaha Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa dhagax dhigay xarunta hay’adda Garsoorka Puntland. Munaasabadda dhagax dhigga dhismahan...

Xuska maalinta macallinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho

0
1974-tii bishii November 21-keeda ayaa loo Asteeyey maalinta macallinka Soomaaliyeed, waxana maanta Xuska maalinta Macallinka Soomaaliyeed  ka soo qeyb-galay  Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha...

XULASHADA