Baardheere:Dr.Shaafici Adden Ugaas oo ku Guuleystey Qaliinka Buro haweeney la xanuunsaneyd Muddo 7 sanno.

45

Qaliikan maanta uu sameeyey Dr.Shaafici Aden Ugaas ayaa ahaa mid lacag la,aan ah,isagoona u sameeyey haweeney lagu Magacaabo Gaaboy Aden Dheera oo ka mid ah Dadka Danyarta ah ee degan Xaafada Buulo kulow ee Baardheere, Burada ayaa Miisaankeedu uu ahaa 2kg.


Dr.Shaafici oo ka howl gala Xarunta Caafimaadka ee BARDERA POLYCLINIK CENTAR ayaa Balanqaad u sameeyey Bukaanada u baahan Qaliinada iyo Daaweynta inuu si Tabarucaad ah uu ku Caawin doono.