Khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyay Soomaalida iyo Cafarta
Ugu yaraan seddex qof ayaa lagu dilay, halka laba kalana lagu dhaawacay dagaal tuulada Garbo-Ciise ku dhex maray Soomaalida iyo Cafarta.
Qaar ka mid ah...
Shirka ka socda Muqdisho oo maanta ay ka qeyb galeen madaxda Warbaahinta muqdisho
Waxaa maalmihii u danbeeyey kulan ugu socday Magaalada Muqdisho qaar ka mid mushariixiinta mucaaradka ah ee doorashada madaxtinnimada ee Soomaaliya.
Kulankaas oo ay sheegeen in...
Dib u dhac markale ku yimid safar uu Cali Guudlaawe ku tagi lahaa Beledweyne
Safar uu maanta markale Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ku tagi lahaa magaalaada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku yimid...
Faahfaahino ka soo baxaya qarax ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha
Wararka ka imaanaya deegaanka Ceelasha biyaha ayaa sheegaya in miino la dhigay wadada dhinaceeda jidka u dhexeeya Muqdisho iyo Afgooye uu ku qarxay gaari...
Al-shabaab oo dad isku qoys ah ku dilay Waajid
Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa weeraray guri ay jiifeen carruur iyo dumar oo ku yaalo degmada Waajid, waxaana ku dhintay 7 qof oo isku qoys ah.
Dadka...
R/wasaare Rooble oo la kulmay saraakiisha ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Taliyaha qeybta saddexaad ee Ciidanka midowga Afrika ee AMISOM iyo Taliyaha qeybta...
Golaha Ammaanka QM oo ka shiraya dagaalka ka socda Itoobiya iyo wararkii u dambeeyey
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa maanta gelinka dambe ka shiraya colaadda ka taagan gobolka Tigray ee dalka Itoobiya.
Kulankan Golaha Ammaanka ayaa imaanaya xilli...
Midowga musharaxiinta oo doortay shir guddoon, xoghaye iyo afhayeen
Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo maalintii afaraad uu shir uga socdo magaalada Muqdisho ayaa doortay shir-guddoon, iyadoo uu shirku sii balaartay, dhinacyo hor...
DFS oo sheegtay in Al-Shabaab ay gaadiid badan ku gubeen Bakool
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay si kulul uga hadashay gaadiid ay dagaalameyaasha Al-Shabaab ku gubeen deegaano ka tirsan gobolka Bakool.
Gaadiidkan ay gubeen Al-Shabaab...
Sheekh Soomow Oo Guddiyada Doorashada 2020/21 Ugu Baaqay Inay Is Casilaan
Sheekh C/qaadir Sheekh Maxamed Sheekh Abuukar Soomow oo kamid ah Culimada Ahlusunna Wajameeca ee Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay khilaafka ka taagan Guddiyada doorashooyinka 2020/2021, kadib markii Maanta kulan ay...


















