Garyaqaan Mareykan ah oo lagu eedeeyay inuu hanti Lacageed ka dhacay Soomaaliya

0
Garyaqaan Mareykan ah oo lagu magacaabo, Jeremy Wyeth Schulman, ayaa lagu soo oogay Dacwad ah in uu si khiyaano ah malaayiin doollar uga xaday...

Siyaasiga C.C.Warsame oo eedaymo kulul u jeediyay madaxda dawladda Soomaaliya

0
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa eedaymo kulul u jeediyay madaxda dawladda Soomaaliya. Cabdiraxmaan Cabdishakuur hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa ku eedeeyay madaxda dawladda Soomaaliya, in ay...

Jubbaland oo ku hanjabtay inay dib ula wareegi doonto Gobolka Gedo

0
Madaxweyne kuxigeenka 1aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dooneyso in gobolka Gedo ay ka qabatao doorashooyin...

Gaadiid fara badan oo ku xayiran duleedka deeganno dhaca gobolka Hiiraan

0
Wararka naga soo gaaraya deegaannada gobolka Hiiraan dhaca ayaa waxa ay sheegayaan maana halkaasi ay ku xayiran yihiin gaadiid fara badan. Gaadiidkan ayaa ah kuwa...

Dagaalamayaasha Al-Shabaab oo maanta weerar gaystay magaalada Gaarisa

0
Warar aan ka helayno magaalada Gaarisa ee Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in maanta ay xubno ka tirsan Al-Shabaab weerar ku qaadeen saldhig ay...

Diyaarad laga leeyahay Jabuuti oo shil ku gashay garoonka Garowe

0
-Garoonka diyaaradaha magaalada Garowe waxaa goor dhow ku dhacday diyaarad ay leedahay shirkadda AirJabuuti ee laga leeyahay dalka Jabuuti. Wararkii u dambeeyey ee aan ka...

DFS oo Kenya ku eedaysay qalqal gelinta Qarannimada Soomaaliya

0
-Dawladda Soomaaliya ayaa waxa ay maanta si kulul uga hadashay, xiriirkeeda sii xumaanayay mudooyinkii u dambeeyay ee dawladda Kenya. Dawladda Soomaaliya ayaa ugu horreyn waxa...

Mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo ka socday Garowe

0
Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa waxa ay sheegayaan, in qaar ka tirsan Baarlamaanka maamulka Puntland ay wadaan, qaban qaabada...

Banaan bax ka dhacay magaalada Qardho

0
Wararka naga soo gaaraya magaalada Qardho ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in maanta ay banaan bax ka dhaceen gudaha magaaladaasi. Wadooyinka iyo xaafadaha ayaa waxaa...

Madaxweyne Farmaajo oo u magacaabay Danjire Yuusuf-Garaad Ergayga Gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda...

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta waxa uu xil cusub u magacaabay, Danjire Yuusuf Garaad Cumar. Wareegto madaxweyne oo ka soo baxday madaxtooyada Soomaaliya...

XULASHADA