Qaar mid ah Waxgaradka Baardheere oo Beeniyey Jiritaanka Dad u dhintey Lambar Telefon ee...
Yuusuf Maxamed Faarax( Yuusf Qooje) oo ka mid ah Waxgaradka Baardheere oo wareysi siiyey Radio Markabley ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka laysala...
Wareysi :Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo soo dhaweeyey HowlahaShaqo ee Baardheere u joogaan Wafdiga...
Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Amerika ee Jubaland ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta markabley, waxaa uu sheegay...
Qatar amni oo laga digay hadii Mareykanku ciidamadiisa kala baxo Soomaaliya
Madaxwaynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa amar ku bixiyay in ciidamadiisa oo idil laga soo saaro Soomaaliya marka lagaaro 15-ka bisha Janaayo ee sanadka...
Askar ka tirsan Ciidanka booliska oo lagu dilay dagaal ka dhacay Matabaan
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xalay ka dhacay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ka dib markii ay halkaasi ku dagaallamay ciidanka dowladda...
Wasiirka gaadiidka iyo Cumar Filish oo ka wada hadlay horumarinta adeegyada Gaadiidka.
Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta xafiiska wasaaradda gaadiidka iyo duulista ku qaabbilay guddoomiyaha Gobolka...
Wasaradda Waxbarashada oo qalab ku wareejisay Wasaaradda Warfaafinta
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa ku wareejiyay Wasaaradda Warfaafinta qalab loogu talagalay baahinta barnamijka fogaan darsi kaasi oo Wasaaradda Waxbarashada dhowaan hirgelisay...
Madaxweyne Deni oo Magacaabay Taliyeyaal Cusub
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntlad Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta magacaabay Taliyaha ciidanka madaxtooyarda iyo taliyaha qeybta booliska gobolka Nugaal.
Qoraal ka soo baxay madaxtooyada ayaa...
Dagaal ka dhacay duleedka Laas-Caanood iyo faah faahin kasoo baxeysa
Warar dheerad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal kooban oo xalay duleedka Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo...
Abiyi Axmed oo maanta xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha ee magaalada Godey
Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta gaaray magaalada Godey si uu xariga uga jaro Garoonka Diyaaradaha ee Ugaas Miraad Layli ee magaalada Godey,...
Tiro hoobiyaal ah oo goordhaw lagu garaacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyaaal ah oo goordhaw lagu garaacay qeybo ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho, gaar ahaan kuwo ku...