Abiy oo shaaciyey caqabad ciidamadiisa ka heysata inay gudaha u galaan caasimada Tigray
Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta sheegay in ciidamada federalka ay ku dhawaadeen magaalada Maqalle ee caasimada u ah is-maamulka Tigray-ga, kadib...
Akhriso: Taariikh nololeedka R/Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo maanta geeriyooday
-Allaha u naxariistee Cumar Carte Qaalib waxaa uu sanadkii 1930-kii ku dhashay waqooyiga Soomaaliya, isla halkaas ayuuna ku qaatay waxbarashadiisii diiniga iyo maadiga intaba.Ka...
C/Raxmaan C/Shakuur Oo U Digay Madaxweynaha Maamulka Galmudug
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor uga digay inuu ka shaqeeyo Ajende la xiriira Doorashada...
Dowladda Somalia Oo Walaac Ka Muujisay Soo Laba Kacleynta COVID-19
Waxaa dunida ku soo laba kacleeyay Xanuunka COVID19, Somalia waxaa ay ka mid tahay dalalka uu dib ugu soo laba kacleeyay Cudurka COVID-19, waxana...
Maxay ku macneysay DF Itoobiya waxa ka socda gobolka Tigray-ga?
Wasiirka arrimaha dimuqraadiyadda ee dalka Itoobiya, Zadig Abraha ayaa sheegay in dagaallo sokeeye aysan ka socon gobolka Tigray, halkaas uu haatan ka socdo dagaal...
Maxay dowaldda Qatar ka tiri heshiisyada Israel iyo qaar ka mid ah dalalka Carabta?
Wasiirka arrimaha dibadda ee Qatar ayaa sheegey in xiriirka ay dalal Carbeed la sameeyeen Israel uu majaxaabineyo dadaallada lagu doonayo in Falastiin ay dal...
Wasiiro ka tirsan Galmudug oo socdaal ku maraya bariga Mudug
Wafdi ka tirsan Wasiirada maamulka Galmudug ayaa socdaal ku maraya soodinta u dhexeysa maamulada Galmudug iyo Puntland ee bariga Gobalka Mudug.
Masuuliyiintan ayaa waxaa ay...
Maxay Madaxtooyada Galmudug ka tiri mooshinka la sheegay in laga abaabulayo Qoor Qoor?
Madaxtooyada dowlad goboleedka Galmudug ayaa beenisay in mooshin ka dhan ah Madaxweynaha maamulkaas Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor laga abaabulayo magaalada Muqdisho ee caasimadda...
Trump oo ciidamada Mareykanka ka saaraya Soomaaliya inta uusan xilka wareejin
Sida uu daabacay wargeyska New York Times ee ka soo baxa dalka Mareykanka madaxweyanha dalkaas Donald Trump ayaa qorsheenaya in ciidamada ka jooga dalal ay ku...
Faahfaahin: Khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ahaa oo ka dhacay Muqdisho
-Waxaa faahfaahino dheeraad ah laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ahaa oo maanta ka dhacay maqaayad ku taalla banaanka hore ee dugsiga tababarrada...