HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERASHADA WANAAGSAN,Q 8aad
Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Qeybta 8aad ee Barnaamijka oo aan ku eegi doono sida ugu haboon ee wax loo beerto oo ay...
Madaxweyne Lafta-Gareen Oo Gaaray Magaalada Baydhaba
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxmed Lafta-gareen ayaa gaaray Magaalada Baydhaba ee xarunta ku meel gaarka u ah Maamulkaasi.
Safarka Madaxweyne Lafta...
Maxaabiis Lagu Wareejiyay Dowladda Federaalka Oo La Keenay Muqdisho
Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa kasoo degtay diyaarad siday 14 Maxaabiis oo xabsiga weyn ee Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ugu xirnaa...
Dad badan oo lagu laayay dalka Myanmar
In ka badan 80 qof ayaa lagu dilay dalka Mnanmar kadib markii laamaha amniga ay sameeyeen howlgal ka dhan ah dad dibadbaxyo ka dhigayay...
Boqorka Urdun Iyo Walaalkiis Oo Meel Lagu Wada Arkay, Kadib Khilaafkii
Boqorka dalka Jordan Cabdullah iyo dhaxal sugihii hore ee dalkaas oo sidoo kale walaalkiis ah Amiir Xamza ayaa meel lagu wada arkay markii ugu...
DFS oo shiinaha kala wareegtay wejiga labaad ee talaalka Covid 19
Diyaarad sida 200.000 oo Talaalka Covid-19 nuuca Sinopharm Vaccine oo ay dowladda China ugu deeqday Soomaaliya ayaa goordhaw soo gaartay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde...
Somaliland Oo Xukun Ku Riday Sarkaal Xiriir Wicitaan La Sameeyay Qof Jooga Muqdisho
Maxkamadda Ciidamada Millatariga Somaliland ayaa Maanta oo Axad ah waxaa la horgeeyay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Milatariga Somaliland, kaasi oo lagu magacaabo Korneyl Jaamac...
DFS oo maanta lagu wareejiyay maxaabiis ku xirnaa Garoowe.
Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac Wasiirka Caddaadda Xukuumadda Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa waxaa uu sheegay in Maxaabiis loo haysto Burcad badeednimo lagu wareejiyey...
DFS iyo hay”addaha samafalka oo walaac ka muujiyay abaaraha ka jira dalka
Waddanka intiisa badan wuxuu wajahayaa biyo yari aad u daran, iyadoo in ka badan 50 degmo oo ay ka jirto xaaladdo abaareed oo aad...
R/wasaare Rooble oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah golaha wasiirada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mohamed Hussein Roble ayaa isku shaandheyn kooban ku sameeyey qaar kamid ah golaha wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya.
Wasiiradda...


















