Mareykanka oo safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa usoo magacaabay Somalia Safiir cusub oo Yomamato badalaya kaa oo lagu magacabo Larry Edward André Jr. Waa muwaadin Mareykan ah...

Ciidamada AMISOM oo la hoosgeeyay dowladda Soomaaliya

0
Shir labo cisho Magaalada Muqdisho uga socdey Taliska Ciidanka AMISOM iyo Taliska Ciidanka Xooga Dalka ayaa la isku afgartey oo ku soo gabagaboobey in...

Maxkamada G/Banaadir oo u yeertay eedeysanayaan loo haysto faafinta xogaha amniga qaranka

0
Warqad ka soo baxday Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa lagu amray 6 eedeysane oo loo heysto fal dambi oo la xiriirta faafinta xogaha amniga Qaranka...

Biden oo si rasmi ah ugu dhawaaqay ka bixitaanka ciimadamada Mareykanka ee Afghanistan

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in dhammaan ciidamada Mareykanka ee jooga Afghanistan uu ka soo saari doono 11-ka bisha...

Duqa Muqdisho Oo Xariga Ka Jaray Dib U Dhiska Garoonka Qoob-Dooro Ee Kaaraan

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray garoonka kubadda cagta Qoob-dooro degmada Karaan ee...

Golaha wasiirada Koofur Galbeed oo ka shiray amniga deegaanadaasi

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gollaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Todobaadkan Warbixin looga dhagaystay...

Maxaa looga hadlay shirka Golaha wasiirada Puntland?

0
Madaxweynaha Dowlad-gobolleedka Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir guddoomiyay shirka Khamiislaha ee Golaha wasiirada maamulka Puntland. Shirka ayaa waxaa looga hadlay xaaladihii u dambeeyay ee...

Madaxweyneyaashii hore oo u guuray Waqooyiga Muqdisho

0
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweyaashii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh iyo Shiikh Shariif ay ka guureen  guryihii ay daganaayeen ee aagga garoonka...

Ireland oo xukun ku riday Muwaadin Soomaali ah

0
Ninkan Eedeysanahaah oo lagu magacaabo Farxaan Cabdirisaaq, oo 40-jir ah ayaa sida la Maxkamadda Dembiyadda ee magaalladda Dublin ee caasimadda Ireland, ka hor qirtay...

DFS oo maanta daah-furtay tallaal cusub

0
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta daah-furtay qaadashada tallaalii labaad oo looga hortagayo xanuunka COVID-19, kaasi oo ay ku deeqday dowladda Shiinaha. Safiirka Shiinaha, Wasiir ku xigeenka...

XULASHADA