Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Madaxda Dowlad Goboleedyada

30

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa kulan casho iyo iswareysi ah la qaatay Madaxweyneyaasha dowlad-goboleedyada Galmudug, Jubbaland iyo Koofurgalbeed oo Muqdisho soo gaaray iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ka hor furitaanka Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka.

waxaa la filayaa in maalinimada berri ah uu Magaalada Muqdisho soo gaaro Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, waxaana inta badan Muqdisho soo gaaray inta badan Madaxda maamul Goboleedyada.

shirka ayaa la qorsheeyay in uu maanta furmo, balse arrimo farsamo aw-geed waxaa als heegay in uu dib u dhacay, lana doonayo inuu si tooos ah u firmo sabtiga soo aaddan.